Musharax janna galle oo degmadda Waaciye lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Posted Date: 19 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Magaalada Waaciye ayaa maanta lagu soo dhaweeyey musharax Madaxweyne Puntland Cabdirisaaq Janagale oo kamid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimda Puntland 2019.

Sii Akhri

Musharrax Jebiye oo degmada Carmo si diirran loogu soo dhoweeyey

Posted Date: 19 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee sannadka 2019 Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa si diirran maanta loogu soo dhoweeyey degmada Carmo ee gobolka Bari.

Sii Akhri

Xisbi siyaasadeed uu hogaamiye u yahay Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir oo maanta la diiwaan geliyay

Posted Date: 19 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xarunta Guddiga Doorashooynka Qaran ayaa waxaa lagu guddoonsiiyay Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka shahaadada KMG ah ee diiwaangalinta Xisbiyada siyaasadda dalka.

Sii Akhri

Diyaarado duqeyn ka geystey deegaan ka mid ah Xaradheere

Posted Date: 19 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Duqeyn ayaa lala beegsaday saldhig ay ururka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Cadaley oo ka tirsan degmada Xaradheere ee gobolka Mudug.

Wararka waxa ay sheegayaan in duqeyntanlala beegsaday labo baabuur oo ku sugnaa meel ku dhow saldhigga ay Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Cadaley sida ay sheegeen dad ku sugan deegaano ku dhow dhow.

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeyntan oo dhacday fiidnimadii caawa.

Duqeyntan ayaa waxa ay ku soo beegmeen iyadoo dhaqdhaqaaq ciidan ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ka wadeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland.

Posted Date: 19 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Finland, Samuli Virtanen oo Muqdisho soo gaaray.

Sii Akhri

Madaxweynihii horre Somaaliya xasan sheekh oo kismaayo gaaray

Posted Date: 19 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose.
Sii Akhri

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ka Qayb Galay Kulanka Golaha Guud Ee Midawga Afrika

Posted Date: 17 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.

Sii Akhri

Jubbaland oo Sheegtay inay dawlada Soomaaliya wadda hadal la galayso kadib Bur-Bur Soo Wajahay.

Posted Date: 17 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Iyadoo wali uu taagan yahay Khilaafka dawlada Federalka Soomaaliya iyo golaha iskaashiga Maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogaystay Cadaadiska dawlada Soomaaliya ay saartay Maamul goboleedyada dalka.

Sii Akhri

Degaamo Muhiim ah Gobolka Galguduud Oo Lagala Wareegay Kooxda Alshabaab

Posted Date: 17 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Maleeshiyaadka Ahlu-sunna wal jamaac oo kaashanaya Ciidamada milateriga federaalka ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay Deegaanka Gool-goole oo qiyaastii 85Km Koofur ka xiga Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud.

Sii Akhri

Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjire Cusub

Posted Date: 17 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto.

Sii Akhri

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo La Horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019

Posted Date: 17 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.
Sii Akhri

IGAD Oo Sheegtay Inay Dhex-Dhexaadin Doonto DFS & Dowlad Goboleedyada

Posted Date: 17 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiiro ka kala socday 8-da waddan ee xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD waxay shalay kulan ku yeesheen caasimadda Ethiopia ee Addis Abeba.

Sii Akhri

Dilkii khasoggi oo la sheegay inu ka dambeyey Amir Maxamed

Posted Date: 17 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Hay’adda ugu sarreysa sirdoonka Mareykanka ayaa rumeysan in dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu kasoo baxay amarka lagu dilay weriye Jamaal Laashugji.

Sii Akhri

Guddiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed oo la magacaabay

Posted Date: 17 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa maanta si rasmi ah looga dhawaaqay gudaha magaalada Baydhabo Guddiga Doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiga (Sawiro)

Posted Date: 07 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dalkaas Mudane Hulusi Akar ayaa adkeeyey muhiimadda xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal.
Sii Akhri

Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed oo is Casilay

Posted Date: 07 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa sheegaya iin uu hadda ku dhawaaqay in uu tanaasulay iyadoo ilaa xalay Shariif laga sugayeey hadalkan maanta kaso yeeray.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland Oo Furay Shirka Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada (Sawiro)

Posted Date: 07 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa furay shirka Wasiirada amniga Dowlad Goboleedyada oo ay ka qayb galayaan Taliyayaasha Hay’ada nabadsugida Dowlad Goboleedyada.

Sii Akhri

Duqa Muqdisho Oo AMISOM Kala Hadlay Dilkii Shalay Ee Dadka Shacabka

Posted Date: 07 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa la kulmay taliyaha Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya,isaga oo kala hadlay dhacdadii AMISOM shalay ku dileen 4 ruux oo Shacab ah.

Sii Akhri

Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Amniga degaanada uu ka Arrimiyo

Posted Date: 07 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xalay kulan looga hadlayo Amniga la qaatay dhalinyarada degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyagoo halkaasi kusoo bandhigay warbixin la xiriirta Amaanka iyo Qaabka ay isaga Kaashadaan Puntland.

Sii Akhri

Daawo:- Taliyihii horre qaybta Gobalka Nugaal oo Amniga ka hadlay

Posted Date: 07 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Taliyihii Hore ee qaybta gobalka Nugaal Xinjiradhuq oo maanta Warbaahinta Garoowe kula hadlay ayaa ka hadlay amaanka Caasimadda Garoowe iyo sido kale musharixiinta Puntland.

Sii Akhri

Waadigan Ladnaantii Lurku kuu Danbeeyee Leexadu ku Sidatee Shariif Maxaa Luray Naftaadii? (maqaal)

Posted Date: 07 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Waxaan soo xusuustay hees ximadi ku jirto ninkii rabi fahan siiyo,waxaa kamid ah weedh oranaysa ” Waa aa.. Aduunyoo! ileen aayo malahee” sharafiif waxa uu majaraha u haayay siyaasada koonfur galbeed kolba heer ay soo joogtaba mudo 15 sanadood ah laga soo bilaabo 2004-2018. mudadaas dheer ee uu talada haayay majiraan wax dhab ahaan la taaban karo oo ay ku xasuustaan shacabka dagaankaasi oo shariif qabtay.

Sii Akhri

Dhagayso:- Aqoonyahan sharci darro ku tilmaamay wakhti kororka xildhibanada Puntland

Posted Date: 01 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Xilli aan weli la kala dirin Gollaha wakiiladda Puntland ayna sheegeen inay sii shaqeynayaan ilaa 31 bisha Decembar ee sanadkan ayaa waaxa Arrintaa sharci darro ku tilmaamay Aqoonyahay Muuse Cali jaamac oo ka mid ah sharci yaqaanada Puntlnd,kana Mid ahna Xubnaha Cusub ee Barlamaanka soo socda.
Sii Akhri

Daawo:- Turkiga oo si rasmi ah u sheegay in Wariye Khashoggi Ceeji lagu dilay

Posted Date: 01 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Turkiga ayaa bixiyey hadalkii ugu horreeyey ee rasmi ah ee ah sida ay rumaysan yihiin in qoraaga Kamaal Khaashuqji loo dilay.
Sii Akhri

Daawo:- Camey Oo Taageeray Dowladda Federaalka,Kana Horyimid Go’aamadii Shirkii Garowe

Posted Date: 30 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa si cad uga horyimid go’aanadii ka soo baxay shirkii madasha maamul goboleedyada ee toddobaadkii hore lagu soo gabagabeeyay Magaaladda Garoowe.

Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7