Dhagayso:- Wasiirka Amniga Dowladda Somalia oo Amar Culus soo saaray

Posted Date: 24 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee magaalada Muqdisho, markii ay kordheen weerarada Shabaab.

Sii Akhri

War Cusub:- Mareykanka oo Liiska argagixisada ka saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Sabab?

Posted Date: 24 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Dowladda Mareykanka ayaa liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab.

Sii Akhri

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Farriin U Diray Wadamada Qaxootiga Martigeliya.

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay in qaxootiga Soomaaliyeed la siiyo fursado ay uga shaqeysan karaan dalalka ay martida u yihiin si ay noloshooda u hormariyaan.

Sii Akhri

Dhagayso:- Odayaasha Gaalkcyo oo ka hadlay Shirarka u dhaxeeya Gal-Mudug iyo Puntland

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Qaar kamid ah Culimada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa dhaliilay habka loo waday wada hadaladii u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug.

Sii Akhri

RW Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Jinaasada Sh Maxamed Awlibaax.

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Awlibax oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland.

Sii Akhri

Qormo:- Qax ama Qaraxa ku sabar

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Muddo ku siman 5 bilood in ka yar sanad barkiis waxaa dalka Somalia ka jirta dowlad uu madax ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdillahi (Farmaajo), waxaa ay u muuqataa in wali ay saldhiganeyso si’ hanka siyaasadeed ee madaxda u dhaboobo.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha DSF. (Sawiro)

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 June 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha DFS iyo dib u heshiisiinta Dawladda Soomaaliya Mudane. Cabdi faarax Saciid Juxa, kaas oo saaka subax nimadii ka soo kici timay magaalada Gaalkacayo.

Sii Akhri

Kooxda Alshabaab oo weraaray Bank kuyaal Mandheera Kenya

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Maleeshiyo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin al-Shabaab ayaa weerar ay ku qaaday bangi ku yaal magaalada Mandera ee Waqooyi-Bari Kenya, waxay ku dileen saddex qof oo laba ay rayid yihiin halka qofka kalena uu ahaa mid ka mid ah ciidamada amniga.

Sii Akhri

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta oo soo dhaweeyay go’aankii lagu ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Soomaaliya

Posted Date: 23 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa si weyn u soo dhoweeyay go’aankii ay Golaha Wasiirradu shalay ku ansixiyeen Hindise-sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka oo ay soo diyaarisey Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada.

Sii Akhri

Dhagayso:- Wasiirkii dhalinyarada ee Jubbaland oo Qarax kadhacay Muqdisho ku geeriyooday

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Sheekh Maxamed Aw Libaax oo ahaa Wasiirkii dhalinyarada iyo sportska ayaa dhawaac kasoo gaaray qarax maanta kadhacay Muqdisho u dhintay ,isago dhawaacisu ahaa mid xoogan.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyay ku dhawaad 120 Maxbuus oo ku jiray Xabsiyada Puntland

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynah Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Cafis waxa uu u fidiyay Maxaabiis ku jiray Xabsiyada Gobalada Puntland gaar ahaan Magaalada Garowe.

Sii Akhri

Puntland & Gal-Mudug oo Wafdi u diray dadka Reer Guraaga ah si loo wacigaliyo

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Gaalkacyo ayaa wafdi ka socda oo isugu jira gudigii Xabad joojintay waxay ee Galmudug iyo Puntland ayaa u baxaya dhulka miyiga ah ee gobolka Mudug halkaasi oo ay ka bilaabayaan wacyigalin ku aadan dadka xoolo dhaqatada ah iyo sidii loo ilaalin lahaa Naftooda.

Sii Akhri

Shirka Golaha Wasiiradda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amaanka, Doorashooyinka Puntland, Dastuurka DFS iyo Arrimo Kale (Sawiro)

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Shirkoo goalaha Wasiirada Dowladda Puntland ee Khamiislaha ahaa ayaa maanta kadhacay Qasriga madaxtooyada Garowe waxaana looga hadlay arimo kala duwan oo uu amniga ugu weynyahay.

Sii Akhri

Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Garowe ku qabtay kulan looga hadlayey Doorashooyinka 2020.

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan ay soo qaban qaabiyeen gudiga doorashooyinka dawlada federalka Soomaaliya kaas oo looga hadlayey doorashooyinka Soomaaliya sanadka 2020 la filayo inay ka dhacdo dalka.

Sii Akhri

Qarax ku dhinteen ku dhawaad 10 qof oo shacab ah oo ka dhacay muqdisho (Sawiro)

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     Comments

Faahfaahino dheeraad ayaa waxa ay ka soo baxayaan qarax xoogan oo geestay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Waabari ee Gobalka Banaadir

Sii Akhri

Daawo:- Gudoomiye Dhedo ” Cafis ayaad tihiin shabaab iyo daacish waxaad ahaatanba ”

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Guddoomiyaha Gobolka Bari, Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo, wuxuu shalay soo bandhigay rag isugu jira Al-Shabaab iyo Daacish. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in raggaan uu aqoon dheer u leeyahay, wax u kala qarsoonna aysan jirin, sidaas darteed “ay cafis ka yihiin wax walba, waxa ay dileen, waxa ay kharibeen, iyo wax walba oo ay bi’iyeen.”

Sii Akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda (Sawirro)

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah.

Sii Akhri

RW Khayre oo kula la dar-daarmay Maamulka Gobolka Benadir adkeynta Amniga Caasimadda

Posted Date: 22 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galey kulan Todobaad la ah oo ay iskugu yimaadaan gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo looga hadlayey xaalada magaalada Muqdisho. Waxaana kulankan shir gudoominayey gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Somaaliya Juxa oo Gaalkcyo Gaaray

Posted Date: 21 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta soo gaaray Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarx Juxa waxaa Garoon diyaarada Magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug.

Sii Akhri

Guddiga Tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo gaarey gobollada Sool iyo Cayn (Sawiro)

Posted Date: 21 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey gobollada Sool iyo Cayn si’ ay halkaasi uga soo sameeyaan tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawaladda eek a hawl gala gobolladaasi.

Sii Akhri

Dhagayso:- Taliska Booliska Gobalka Mudug oo Amaanka Gaalkcyo ka hadlay

Posted Date: 21 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal oo warabaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amaan ee Gobalka Mudug gaar ahaa Magaalada Gaalkacyo.

Sii Akhri

Top News:- Wasiirka Amniga Gal-Mudug oo war Culus ku dhawaaqay

Posted Date: 21 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Sii haya xilka Wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ayaa d0wladda federalka ee Soomaliya iyo beesha caalamka ugu baaqay inay taageeraan heshiiska nabadeed ee Gaalkacyo ay ku wada gaareen Puntland iyo Galmudug.

Sii Akhri

Madaxweynaha oo saaka ku sii jeeda magaalada Kampala ee dalka Uganda

Posted Date: 21 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho ku tagaan Kampala ee dalka Uganda.

Sii Akhri

Golaha Ammaanka oo baaq deg deg ka soo saaray Xiisada u dhaxeysa Jabuuti iyo Eritrea

Posted Date: 21 Jun 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ku baaqay in xal nabadeed laga gaaro muranka dhanka xuduuda ee u dhaxeeya dalalka Eritrea iyo Jabuuti, kaddib markii ciidamo nabad ilaalin oo ka socday Jabuuti ay todobaadkii hore isaga baxeen aagga dhuleed ee muranka ka jiray.

Sii Akhri

Page 1 of 28212345...102030...Last »

Allidamaale