| Maamulka
Allidamaale waxaa uu u balanqaadayaa macaamiisha cusub ee dooneysa in ay
Boggan ku sameeystaan xayeeysiis la xiriirra ganacsigooda, ama
waxyaabaha kale ee ay daneeynayaan shaqo hufan, iyo balan adag in ay ku
fulin doonaan adeega laga dalbado. Wixii faahfaahin ah ee dheeri ah
waxaad ka dalban kartaa boggan Allidamaale.com, adoo isticmaalaya
E-mailka ah
Allidamaale@hotmail.com, soo raaci su'aalaha aad qabto, iyo sida aad
u baahan tahay in laguula soo xiriiraba.
Mahadsanidiin
Bahda Allidamaale.com |