|
Somalia-
Dabayaqada sanadkaan aynu kujirno ayaa lagu wadaa in qiimo kordhin lagu
sameeyo Tigidhada lagu raaco diyaaradaha isga kalagoosha dunida
dacaladeeda, sidaas waxa yiri dhaqaalo yahano ku xeel dheer cilmiga
dhaqaalaha ee wadamada reer Galbeedka. Dhaqaalo
yahanadaas ayaa waxeey kadigeen in dhawaan u soo socda saro ukac aad u
weyn oo xaga dulimadyada ah, ayadoo lasheegay in u qimahu noqondoono
herkii abid ugu sareyaay ee lagu raaco diyaaradaha.
Waxeey kaloo tilmaameen dib u dhacyada had iyo goor
ku yimaada safarada diyaradah maraarka qaarkood loo aney nayo in ay
shirkadah dulimadyada qaarkood isku dayaan ineey hoos u dhigaan
safaradooda ama isticmaalka shidalka diyaaradaha, ayagoo ula jeeda ineey
cadaadis kusaaran soo sarayaasha oilka ineey hoos udhigaan qimah oilka.
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Somalia
Allidamaale.com |