ro

ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Cidamada Amniga gobolka Mudug   ayaa sheegay  in ay gacanta kusoo dhigeen wiil dhalinyaro ah oo dhigayaay  Bac ay ku jiraan Miinooyin iyo Walxa Qarxa wado ay  isticmaalka dadku kubadanyahay.

Jimce Jun 20 2008

Somalia- Waxaa manatay lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo wiil dhalinyaro ah oo dhigayaay  Bac madoow  jid ay ku badanyihiin dadka, bacdaasoo ay ku jireen Miinooyin iyo Waxyaalaha Qarxa oo lagasameyaay wax la isu gey geyaay,  wiilka dhalinyarada ah ayaa dadiisa lagu qiyaasay 15—ilaa 18 jir, waxaana lasheegay ineey la socdeen labo nin oo kale oo ayagana lala qabatay. 

Saraakisha amniga ee Magaalada Gaalkacyo ayaa manatay mar ay warbaahinta kala hadalayeen shacabka ku dhaqan Magaalda u sheegay ineey mujiyaan fojignaan dheeraad ah, loogana bahanayahy inaay wada shaqeeyn  jogto ah la yeeshaan cidamada Ku howlan xasilinta amniga si looga hortago dadka isku dayaay ineey waxyeleyaan nabad kuwada nolashaha gud ahaan gobolka Mudug.

Saraakishaas ayaa intaa kudaray inu jiro shirqol la maleegayo oo lagu doonayo in la isga horkeeno bulshada kala gasin ee kunool Gobolka Mudug, ayadoo la adeegsanaayo dad wax magarato ah.

Waxaanu ognahay ineey jiraan dadyoow dibada kajooga Gobolka Mudug kuwaaso had iyo goor talefono usoo dira dhalinyor aan garaneyn dhibka ka imanaya dagaalo sokeeye, kuwaaso lacag iyo huba usoo mariya goblada dhex si ay dhalinyaradas ugu isticmaalan carqaladeenta amniga Gobolka Mudug,Sidaas waxaa yiri sarakiisha amniga Gaobolka Mudug.

Ugu danbeenti ayaa saraakishu waxeey sheegen in ay ugu baqayaan wax garadka kudhaqan Gobolka Mudug ineey ka hortagaan falaalka nocon oo kale ah oo ay iska difaacan wax magaratada lasoo adegsaday, waayo dhibku wuxuu samenayaa dhamaan nocyda kala gadisan ee bulshada.

 

                                      

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com


Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com