|
Denmark-
Booliska Wadanka Denmark ayaa tarikhdu mareykeey
aheed 28.06.08 gacanta ku dhigay Qaad lagu sheegay 700 k.
Sabtidii aynu soo dhafnay ayaa
Booliska Wadanka Denmark waxaa usuurta gashay ineey gacanta ku dhigaan
Qaad dhan 66 jawaan, Qaadkaaso u waday nin dhaliyaro ah un dhashay
Somalia balse heesta dhalasho Sweden.
Ninkaas dhalinyarada ah ayaa
wuxuu ku watay Qaadkaas gaari u kasoo kirestay Wadanka Germany, kadib
markuu isku dayaay inuu kasoo gudbo xadka kala qeeybiya Germany iyo
Denmark, xiligaaso aheed waabarigii ayaa Booliska ilaaliya xuduuda
Wadanka Denmark ay usuurta gashay ineey ogaadan, kadibna halkii ka
cersadeen garigii u watay ninkii dhalinyarad ee Somaliga ahaa.
Qadar yar oo la is ceersaday
kadib ayuu wadahii gariga usuurta gashay inuu cagahiisa maalo asgoo
kabaxsanaaya garigii u watay, halkaaso aheed hayweegi bartankiisa ,
nasiib xumo wadahii gaariga oo ay usuurta gashay inuu kabaxsado
Booliskii ceersanaayay ayaa ku iloobay gaarigii basaborkisii uu watay.
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Denmark
Allidamaale.com |