ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Bandow laguusoo ragay  Magaalada Gaalkacyo ee Dowlada Goboledka Puntland xilayada habeenkii ah iyo   dhalinyaro lagusoo qab qabtay xalay iyasgoo jooga meelo aan munaasib aheen.

Arbaco July 02 2008

Somalia- Warar nagasoo garaya Magaalada Gaalkacyo ee Dowlada Goboledka Puntland ayaa sheegaya in laguusoo ragay Bandow magaalada Gaalkacyo , bandoegaasoo bilaabanaya 7:00 fiidnimo ilaa 5:00 subaxnimo.

Isla xalay howalgal ay Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo  qaaden ayaa waxeey ku soo qab qabteen dhalinyaro joogay xiliyo danbe meelo aan munaasib aheen kuwaaso loo taxaabay Xabsiga Magaalada Gaalkacyo.

Saraakiisha Ciidanka ayaa saxaafad u sheegay in ay gacanta ku soo dhigan Xashiish fara badan iyo maandooriyaal kale duwan iyo waliba hub kala duwan oo aysan carabaabin.

 waxeey kaloo saraakishaasi sheegen inaay wadayaan howalgalkan ka dhanka ah amni darada Gogolka Mudug ilaa ay ka takhalusayaan fidna wadayaasha loo soo kirestay waxeyeleenta aminga iyo xasiloonida Gobolka Mudug.  

Magaalada Gaalkacyo ayaa todobaad yadii  la soo dhaafay lagu dilay tiro dad ah oo aan waxba galabsan, kuwaaso aan la garaneyn sababaha loo dilay.

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com