ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Sheekh caan ka ah Magaalada Moqdisho kana mid ahaa Ganacsatada suqa bakaaraha oo dil toogasho ah lagu dilay asgoo kusugan aga gaarka Suuqa bakaarah.

Arbaco July 02 2008

Somalia- Sheekh caan ka ah Magaalada Moqdisho kana mid ahaa Ganacsatada suqa bakaaraha oo magaciisa lagu sheegay Sheekh C/kariim Sheekh Ibraahim ayaa kooxo hubeysan oo afka so dubtay ay toogasho kudilen sheekhas asgoo kusuganaa marka ladilayaay agagaarka suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.

Dableydaasi dilka geestay ayaa ku hubeysnaayen Bastoolado,waxaana lasheegayaa in ay ka baxsadeen goobtii ay Sheekha ku dileen, ilaa iyo hada lamasoo sheegin cid loo qab qabtay faldanbiyeedkaasi.waxaan sidoo kale la ogayn sababaha rasmiga ah ee kanay dilka marxuumkaasi, mahan markii ugu horeysay ee rux rayid ah dil loogu geesto suuqa bakaarah, arintaaso hada u muqata mid caadi ka ah Magaalda muqdisho.

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com