ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Madaxweynaha Dalka Ruwanda Md.Poul Kigami ayaa sheegay in wadankiisu uu diyaariyaay Cidamado ka qeeyeb qaata nabad ilaalinta Somalia.

Khamiis July 03 2008

Ruwanda- Madaxweynaha Dalka Ruwanda Md.Poul Kagame ayaa sheegay in wadankiisu uu diyaariyaay Cidamado ka qeeyeb qaata nabad ilaalinta Somalia kuwaaso ku biraya Cidamada AMISOM ee horay ujoogay Dalka Somalia.

Madaxweeyne Poul ayaa arintaas ku macneyaay ineey lagama maraan tahay cidamo geenta Dalka Somaliya si buuyir loo joojiyo dhiiga Somaliyeed ee micno darada ku dadanaaya.

Dowlada Rwandan ayaa kalin fir fircoon kaga jirta ka qeeb qadashada Dib u habeenta dalka Somalia, aydoo xooga sartay dhisida cidamada Dolwada Somalia ayeey horay waxeey tababaro kala duwan ugu fidisay Cidamada Dowlada Somalia, kuwaaso si habsami leh uguta hubkadhigista kasocota gudah Dalka Somalia.   

Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com