|
Somalia-
Magaalada Moqdisho ayaa baryahaan danbe xasilooneed
hasayeeshe manataya ayaa waxaa qarax laala beegsaday Gaari u sarnaa
Godoomiye ku xigeenka Dagmada Yaaqshid iyo cidan ilaala u ahaa,halkaaso
lasheegay inuu qaraxii sabaabay khaasro dhimasho iyo dhawacba leeh,
waxaana lasheegayaa ineey kunaf wayeen tiro 5 qof ah oo ay ku jirto
xaasikii Godoomiye kuxigeenka Dagmada Yaaqshid.
Qaraxaan oo ahaa nuuca miinada dhulka
lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa lala eegtay gaari Cabdibille
ah oo uu saarnaa guddoomiye kuxigeenka iyo ilaaladiisa.wuuxan marayay
xiligaasi agagaarka saldhiga Yaaqshiid.
Cidamada Booliska Dowlada
Fadaraalka Somalia ayaa ugurmada halikii u qaraxu kadhacay, waxeeyna
xireen gobti khasaarahu u kadhacay ayagoo halkii baritaano kabilaabay.
majirto ilaa iyo hada cid
sheegatay falkaas,mana jiraan cid loo soo qab qabtay faldanbiyeedkaas.
Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan
Allidamaale@hotmail.com
Xaafiiska Waraqabadka Somalia
Allidamaale.com |