ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

VOA SOMALI EDITION

13:00 - Aroornimo
16:00 - Fiidnimo
17:00 - Habeenimo
 

BBC SOMALI SERVICE

04:00 Aroornimo
11:00 Barqanimo
14:00 Duhurnimo
18:00 Fiidnimo
   

Kalfadhigii manatay ee Barlaamnka Somalia ayaa waxaa bux dhafiyaay Xildhibaanadi kamaqnaa kal fadhiyadii hore kadib markii dhawaan baaq kama danbeeys ah u loodiray.

Sabti July 05 2008

Somalia- Magaalada Baydhabo ayaa waxaa manatay kadhacay Kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Somali, ayadoo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin in xildhibaanada baarlamaanka lafasaxo iyo inkale.

kulankii manatay oo u shir gudoominayaay Godoomiyah Barlamaanka Sheekh Aadan Maxamed  (Sh. Aadan Madoobe) ayey Xildhibaanadu aad oga dooden qodabka fasax galida Xildhibaanada.

Gudoomiyah Baarlamanka ayaa gaba gabdii ku dhawaaqay natiijada ka soo baxday kulankii maantay, wuxuuna sheegay in Baarlamaanku howshiisa sii wadan doono maadam ay  Xildhibaanadu isku raaceen in uu sii wato baarlamaanka howlahiisa caadiga ah.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa manatay bux dhafiyaay Xildhibaanadi kamaqnaa kal fadhiyadii hore kadib marku dhawaan Guddoomiyah Baarlamaanku baaq kama danbeeys ah u diray xubnihii fasax la’aanta ka maqnaa kulamada Baarlamaanka, kuwaaso si weeyn isu soo abaabulay soona xaadiray manatay kalfadhigii Barlamaanka.


Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Somalia

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com