ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

13:00 - Duhurkii
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

04:00  - Aroorti
11:00  - Barqadi
14:00  - Duhurki
18:00  - Fiidniki
   
Fed Reserve Bank ayaa bilaabay inay daabacaan lacag loogu talo galay in la amaahiyo banuugta & Bush oo baryay saaka Cogresska inay Rescue Moneyga passgareeyaan.

Talaado 30. 09. 2008

USA - Fed Reserve Bank ayaa bilaabay inay daabacaan lacag loogu talo galay in la amaahiyo banuugta & Bush oo baryay saaka Cogresska inay Rescue Moneyga passgareeyaan.
 
Cogresska mareekanka ayaa isbuuc dhan ka fadhiyay in ay passgareeyaan Rescue Money oo garaaya 700 oo billion oo dollar ah. Waxaa lacagtaa la doonayay in lagu caawiyo financial companieska ee saldhigoodu yahay Wall Street, NY.
waxaa plankaa weydiistay Federal Reserve Bank. Shalaay ayaa Cogresska diiday plankaa. Taasi waxay keentay in Stockka uu hoos u dhoc ilaa iyo 728 dhibcood. Companiyadda wall St ka registgereesan waxay qasaareen marka la isku daro qasaarahoodda 1.2 trilian. Waa markii ugu horeysay Stockka intaa oo dhibcood hal maalin uu hoos u dhaco.
 
Si loo bad badiyo Wall St iyo Stock Marketka aduunka, waxaa saaka Madax Wyenaha Mareekanka qudbad dhan sadex daqiiqo u ka siidayay Telefishanadda Mareekanaka asagoo ka codsanaya Congresska inay markale ay vodaan oo passkareeyaan Rescue-money for Wall st. Isla saaka waxaa ninka u madax eh Federal Reserve Bank bilaabay inuu daabaco lacag dhan ilaa iyo 150 billion oo dollar oo lagu amaahinayo banuugta mareekanka iyo waxuu kale bilaabay inuu daabaco 330 billion oo dollar oo looggu talagalay in lagu caawiyo banuugta Europe iyo Australia.
 
 Federal Reserve Bank waa Organization oo ka madax banaan Federal systemka ka jiro mareekanka. Cid Auditgareesa ma jirto. Mar alaale marka Federal governmentka ay isku daydo inay audit ku sameyso, waxay keenaan mar marsiyo. Waa agency aad u awood badan.
 
Maxay ku kala duwan yihiin Mooryaanta Bakaaraha joogga oo iskoodda lacagta Soomaali Shillingka iska daabacda?
 
Dad badan oo Mareykanka ayaa aaminsan inuu Federal Reserve Bank uu u sabab yahay dhaqaala xumidda ka tagaan wadanka Mareekanka. sababtu waxay tahay, hadba dhaqaalahu markuu is dhimo, ayaay lacag fara badan daabacaan oo amaahiyaan bangiyadda privateka ah. Lacagtaa xooggaa ayaay dhaqaalaha kor u soo qaadaa. Marka sanadkiibo dhowrgoor ayuu Federal Bankka lacag daabacaan si dhaqaalaha Mareekanka iyo kuwa aduunka loo maintaingareeyo.
 
Tani waxay keentay bangi walbo, markuu dhaqaale xumu ku dhaco, inay Federal Banga ay amaaho weydiisato.
 
Hadda waxa la sugaa waa khamiistan soo socda oo Congresska mar labaad ka doodaan Lacagta Rescuega ah oo gaarayao ilaa iyo 700 billion.
 
Hassan C                                                                                              Allidamaale

Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com