ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

13:00 - Duhurkii
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

04:00  - Aroorti
11:00  - Barqadi
14:00  - Duhurki
18:00  - Fiidniki
   

HAMBALYO  IYO BOGAADIN KU AADAN AQALGALKA KADHICI DOONA NORTHAMPTON.

Jimco 03. 10. 2008

Waxaannu halkan si farxad leh hambalyo iyo boogaadin ugu diraynaa hadaannu nahay dadka hoos ku qoran Arooska qiimaha iyo qaayaha lahaa ee Maanta 03.10.2008 ka dhacidoona magaalad northampton ee cariga Ingariiiska Arooskaas oo ay ku aqal galeyaan Mudane Guleed Bacalwaan Xaji C/llaahi iyo Marwo farxiyo cali maalin waxaannuna leenahay noqda reerkii lagu naste lagu nagaado,ubad kheeyer qabana  heele.


Waxaa hambalyada diraya dadka kala ah.

Dhamaan qoooska  reer malin iyo qoooska  reer aaw cumarooow.

Sidoo kale reer Abuuukar Sheeq Cumar.. iyo dhamaan reer  Xaaji Cabdulaahi Calidari

 

Sahra Abuuukar

Xasan Abukar

Yufus Abuukar

Sacdiyo Abuukar

Cabdi Abuukar

IIdi Abuukar

Hooyo Maryan Maxamuuuud Galbeeti,

Baaba Abuukar Shiiiq Cumar Xaraan Madaare.

Hassan Axmed Aaden (Shiino)

Halimo Yuusuf

Cabdi Farax Maxamed

 

 

Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com