ALLIDAMAALE NEWS PAGE

NEWS  |  COMMENTS  |  ANALYSES

 

Somali Radios

     Home      |     Presse Release    |    Our Service      |      Archive   |     Send a Comments     |     Contact us

13:00 - Duhurkii
16:00 - Fiidkii
17:00 - Habeen
 

04:00  - Aroorti
11:00  - Barqadi
14:00  - Duhurki
18:00  - Fiidniki
   

‏Sawiradii dhismaha dhulka gabdhaha agoonta gaalkacyo oo labilaabay‏.

Sabti 04. 10. 2008

a/c
salaan kadib
walaalayaal sawiradaan waa sawiradii dhismaha gabdhaha agoonta ah ee gaalkacyo oo labilaabay marka waxaa hadda la dhamaystiray aasaaskii .

wuxuuna ka koobanyahay dhismaha gabdhaha agoonta ahi qaybahaan soo socda :-
1- sadex baarti oo jiif ah oo ka kooban 15 qol
2- iskoolkii .
3- hoolkii cuntada iyo jikadii iyo bakhaarkii raashinka .
4- masaajid.

waxaa kaloo hadda socda qaybtii wiilasha oo ay ka dhimantahay rinjigii iyo baraagihii biyahay iyo afartii fasal oo kadhimanayd iskuulka iyo xoogaa naash naash ah . 
walalayaal waxaan idinka codsanaynaa gaarahaan jaaliyadaha dibadda iyo xawaaladaha iyo ganacasatada iyo shirkadaha inaad ka qaybqaada sadaqadaan jaariyada ah walaalayaal ogaada wax bixiyaa wax  hela maalkuna sadaqada wuu ku bataa marka sidaa daraadeed waxaan idinka codsanyaa inaad ka qeybqaadataan oo aad ka faaiidaysataan sadaqadaas waana mahadsantihiin .
walaalayaal waxaad oogu soo hagaajin kartaan wixii aad ooga qaybqaadanaysaan dhismaha gabdhaha agoonta ah ee gaalkacyo :- 

Inaad toos ugu dirto adigoo raacaya sidan soo socota

 
C/o: C/risaaq Daahir Afrax
Taleefan:25290-756172,Gaalkacyo

Qaataha:Agoonta Cumar Samatar (Galkacyo)
C/o: Maxamed Ciise looyaan
Taleefan:25290-751313,Gaalkacyo

Ama inaad ugu dirto Xawilaada Amal (Galkacyo)

1- acconka ooga furan xawaaladda amal express .

     Account name :  sws-xisaabta dhismaha xarunta

                                agoonta GK

     Account number : 0711-04-10591-01

 Ama inaad ugu dirto Xawilaada Dahabshiil(Galkacyo)

2- acconka ooga furan xawaaladda dahabshiil .

     Account name : Somali welfare society

     Account number : d 145

 email : sws3@hotmail.com

 Cidda lagala xiriirayo Dibadda

Sh:Sancaani tel:1-612 29989007,America

 SH:Xuseen C/lle Cisman tel:47-67139801,Norwey

 C/qani Bari adag: 46736743757/Guriga

 46-31484189,Sweden

 Tel,England -44-7940656173

Wixii intaa dheer kala xiriir :- www.alrisaala.com
 

 

Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan

Allidamaale@hotmail.com

Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com

Allidamaale.com

                                          

                                                               Copyright © Allidamaale.com                 

                                           CONTACT US Webmaster Allidamaale@hotmail.com               

 

Boggan waxba lagama daabacan karo idin la'aan, hadii baahi timaado waxaa lala soo xiriirayaa Maamulka Bogga cinwaanka ah Allidamaale@hotmail.com