Puntland
-
إناللةوإناإليةراجعون
Tacsi Tiiranyo
leh……. Illahay ha u naxariisto Hooyo Xaali Faarax Jaamac Khatal.
Anagoo kala ah,
c/qani.sh.ismacil. C/qafaar faarax
jaamac.khatal.hooyo.faaduma.farax.jamac.khatal.sh.axmedsadiiq.sh.ismaaciil.wayrax.iyo
ilmo.sh.ismaaciil wayrax. waxan halkaan kusoo gudbineynaa geeridii ku
timid habaryar xaali.faarax.jaamac khatal oo ku geeriyootey magaalada Galkacyo.laguna
aassay isla Magaalada Gaalkacyo
05.10.2008 waxaan sidoo kale ilaahay uga baryeynaa inuu ka waraabiyo janatu
firdowsa. aamiin amiin amiin..... ehelkii oo dhana ilaahay samir iyo iimaan ka
siiyo.
C/QANI:SHEEKH:ISMAACIIL.wayrax.
Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan