Somalia - War Geg Deg ah: Weeraro Madaafic iyo Hoobiyeyaal ah oo
la isku dhaafsaday Magaalada Moqdisho ayaa geestay khasaaroyin Naf iyo
maalba leh.
Weeraro la is dhaafsday ayaa kadhacay Magaalada Moqdisho, kuwaaso la isu
adeegsaday Madafiic iyo Hoobiyeyaal aad utiro badan.
Madaaficda la isku garaacayaay ayaa lasheegaya ineey ku kala dhacayeen
Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho iyo xaafadaha ku xeeran ee
Dagmada Wrdhiigley, sidoo kale ayaa waxaa Madaafic jawaab u ah kuwaasi
waxeey ku dhacayeen suuqa weyn ee Bakaraha, aydoo durba lasoo sheegayo
dhiaabto ba’aan oo halkasi kadhacay.
Tiro Madaafic ah oo kusoo dhacday Suuqa weyen ee Bakarah ayaa waxaa
lasheegaya ineey ku nafwayeen dad gaaraya 9 qofood halka tiro kale oo
intas ka badan ay ku dhawaacmeen, sidoo kale ayaa ayana lasheegaya in
tiro Hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xarunta Madaxtooyada kuwasi oo
hareer maray ay ku dheceen
xafada Wardhiigley halkaaso ayana lagasoo sheegyo ineey ku dhinteen ilaa
6 qof inta la’ogyahay ilaa iyo hada.
Hassan C