ABAARTA KA JIRTA DEEGAANO BADAN OO KA MID AH GOBALKA MUDUG OO KA SII DARAYA

Posted Date: 17 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

DEEGAANO BADAN OO HOOS TAGA GOBALKA MUDUG AYAA WAXA LAGA SOO SHEEGAYA IN ABAARTA KA JIRTA DEEGAANADAAS AY KA SII DARAYAAN

DEEGAANADA AAN  BOOQANAY AYAA WAXA KA MID AH DEEGAANKA BURSAALAX,BACAAD WAYN, QORILE, BALI BUSLE,SALAX DHAMAAN DEEGAANDA AYAA DHAMAAN WAXA KA JIRTA BAARA AAD U DARAN OO KA IDLAYSAY DHAMAAN XOOLIHII AY DHAQAN JIREEN DADKA REER GUURAAGA AH

DHAWAAN WAXA AAN IDINLA WADAAGI DOONA MUUQAALO IYO SAWIRO KU SAABSAN SAAMAYTA AY ABAARTA KU REEBTAY DEEGANADAAS

Allidamaale