Abwaan Mohamed sh.Ahmed oo ka jawaab celiyay Gabaygii Gud Gude

Posted Date: 16 Aug 2014   in: Suguaan     Comments Comments

Abwaanka weyn Abwaan Mohamed sh.Ahmed ayaa isagoo ku sugan dalka Canada daboolka ka qaaday tix-gabay ah oo la magacbaxday Gacan Maroodi.Maansadaan Gacan Maroodi ayaa ku aadan Tixo ka horeeyay oo ay isu tiriyeen Abwaano gacan togaalleen hoose ku dhaqaayay, ayagoo Jaa’ifeeynaya Beello wada dhashay.
Gabayada abwaanka weyn Abwaan Mohamed sh.Ahmed Nuur ku kalifay inuu ka jawaab celiyo ayaa ka biloowday Gubadii 3 aad (Gabaygii Gud Gude) ee uu furay Heelaale iyo abwaankii u jawaabay.
Abwaan Mohamed sh.Ahmed Nuur oo kasoo jeeda Beesha Absame ayaa si weyn uga gil gishay gabayo aan xiligoodi lagu aadin, isla markaana munsaab aheyn oo meel walba gaaray.
Abwaanka iyo Gabaygii jawaabta ahaa ee Gacan Maroodi hoos ka dhageyso

Allidamaale