Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Oo Shaqada Laga Joojiyay

Posted Date: 10 Feb 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Shaqo joojin ayaa Maanta waxaa lagu sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa Shaqadii looga joojiyay Agaasimihii Wasaaradaas Cabdillaahi Xayir Ducaale.

Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in arrintaan ay sabab u tahay Maamul xumo iyo musuq maasuq hareeyay Wasaaradda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7