Akhriso:- Xildhibaano Barlamaanka Somaaliya katirsan oo Mooshin ka keenay RW Khayre

Posted Date: 09 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Xildhibaanada ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay xilka ka qaadaan Ra’iisul Wasaaraha iyo sidoo kale Golihiisa Wasiiradda.

Mudanaayasha Mooshinka diyaariyay ayaa ka carooday wareejintii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

Allidamaale