Al-shabaab oo wadad Tabliq ah ku gowracay gobolka Hiiraan

Posted Date: 04 Jan 2015   in: news,Somalia     Comments Comments

Magaalo u dhaw Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in kooxaha Al-shabaab ay ku gowraceen oo qoorta kaga jareen Wadaad caan ah oo ka tirsan Culimada Tabliiqa ee diinta Faafiya, kaas oo marka la dilayay ku sugnaa masaajid ku yaala degaanka Luuqjeelow ee Gobolka Hiiraan.

WadaadkaTabliiqa ee la gowracay ayaa lagu Magacaabi jiray Cabdi Sahal Cali Faarax, waxaana Al-Shabaab ay ku edeeyeen in wadaadka uu ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka, isla markaasna uu u basaasayay.

Allidamaale