AMISOM Oo Beenisay In Qarax Lagu Dilay 30 Ka Tirsan Ciidamada Itoobiya

Posted Date: 30 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0 Comments

War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu beeniyay in qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyan ah ay ku dhinteen Soddoon Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya.

Waxaa AMISOM ay sheegtay Ciidamadaas khasaaraha kaliya ee gaaray ay yihiin dhaawaca 4 Askari,isla markaana la dameeyay.

Sidoo kale AMISOM ayaa sheegtay in Ciidamaas ay dalkooda dib ugu laabanayeen,isa markaana xilliga la qarxinayay ay marayeen deegaanka Ceelgaal ee duleedka Baladweyne.

Al-Shabaab ayaa war ka soo baxay shalay waxaa lagu sheegay in qarax ay la eegteen ciidamada Itoobiya ku dileen 30 askari balse ay Maanta AMISOM beenisay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7