faahfaahin dheraad ah ayaa kaso baxaysa bom gacmeed caawa lagu weraaray xarunta dowladda hoose ee Magaaladda boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
khasaaraha ka dhashay qaraxa ayeey wararku sheegayaan 1 askaro oo dhimasho ah iyo 2 dhaawac oo ciidanka ammaanka ah iyo laba dhaawac oo shacab ah.
laamaha amaanka wali kama hadlin bomkaas lagu weraray ciidamadda dowladda Hoose ee barta kantaroolka kulahaa agga dowladda Hoose.
Feb 26, 2017
Jul 26, 2016
Jul 12, 2016
Jun 01, 2016
Jun 01, 2016