Cabdi Qeybdiid oo baaq u diray Dowlada Puntland

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Garoonka diyaaradaha ee wali ka xirin Maamulkiisa ayaa fariin u diray dowlada Puntland, asagoo ka codsaday in loo furo Garoonka maamulkiisa ay ka sameysteen Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7