4.Malyan oo lagu doortay Cabdikariim iyo Cabdi-qeybdiid oo hanjaab u duray Shacabka PL

Posted Date: 08 Jul 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Cabdi-qeybdiid oo hanjaab hawada u mariyay Shacabka Puntland, isagoona sheegay in Puntland ayadoon aan wali lasoo gaaray qeylo bilaawaday.wuxuuna tilmaamay in reer Puntland hadeer isku taagayaan labo qodxood.

Dhinaca kalena Saraakiil si hoose ula socda dhaqaalaha laga lunsaday qasanada dhexe ee dowlada Federaalka ayaa si hoose noogu sheegay in
lacagta lagu doortay Abdikariin Guuleed ee dagmadda cadaado ay dhameeyd 4,800,000 (Afar Malyan iyo Sideed Boqol oo Kun) xili aan wax mushaar ah la siin shaqaalihii iyo ciidamaddii oo si habqan ah ugasoo huleelaya furumaha Mushaar la’aan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7