Cabdiqani Carabey oo u Mahadceliyeey Muwaadinintii Somaliyeed ee katageertay Tagitanka Tunisa (Sawiro)

Posted Date: 07 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Gudoomiyaha xirirka Somali Mini football gobolka.mudug Cabdiqani Carabey ayaa ka hadlay tageero ay ka heleen umadda somaliyeed iyago ku sugan dalka Tunusiya ayna kaga qaybgalayan tartan ciyareed heer caalami ah oo ay u matalayaan somaliya.

Waxan u mahad celinayaa tageeradi baxada weeyneed aan ka helnay bulshada hormarka jecel ee na garab istaagay oo naga caawiyaay safarka Tunisia aan ku tagay oo kala ah Ambassador Somalia u fadhiya USA mudane Ahmed ciise Ahmed Isse Awad shirkada somtel telecom Puntland Somalia maariyaha shirkada.Mohamed Farah shirkada Amal Canada mama Sofia Bassey Abdirashid Hersi oo nagu.tageeray safarka dhalinyarada in aan.geeyo.dalka Tunisia oo ay ka qeeb galaan.World cup mini football

Waxan rabaa in.aan.Facebook ku cadeeyo qarashka ka helnay.dadka aan soo xusay.si aan bulshada.aan.ulaa wadaago isku tashiga bulshada jecel hormarka in ay ka qeeb qaataan

1 Ambassador Ahmed isse awad $500 Dolar
2 Shirkada Camal Canada $500
3 Abdirashid Hassan xirse Baki $1.000 kun.Dolar
3 Shirkada Caalamiga Somtel Telecom Puntland Somalia $2.000
Safia Basey $500

hada Qarashka Naga Baxay Safar Tunisia iyo Somalia Waa sidaan

Diyaarada Go iyo Back Somalia iyo Tunisia Waxa ku.soo Baxnay $4.000

Waxa kaloo nagu dhacday Dubai marka nimid in diyaaradi Dubai iyo Tunisia naga tagtay in ganaax nagu dhacay oo lacag ganaax ah nalaga qaaday oo dhaan $850 Dolar oo Tunisia ku imaanay

Inta airport Dubai joognay waxa.nagu baxay cuntada oo qaali ah Dubai airport $350 dolar

Dhamaan Qarashka nagu baxay waa $ 5.200 Oo Dolar

Support ama Tageerada aan helnay oo aan ka dadka aan soo xusay total waa $4.500 waxana deen nagu harsan $700 dolar saas ula socda bulshada jecel hormarka dhalinyarada in aan idin la wadaago wax walba in aan idin ifiyo si aan u noqon qof dhaqaalo badan helay waad mahad san tihin

dhalinyaraddan ayaa u baahan cawinaad dhinac walbaba ah waxaana Gudoomiye Carabey uu wadaa dadaal dheraad ah oo ku saabsan hormarka dhalinyarada somaliyeed.

Allidamaale