Cali Xaaji “Xalka Kaliya ee Colaadda Dhumay waa odayaasha dhaqanka Puntland oo u kaco”

Posted Date: 23 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta magaca ku leh geyiga Soomaaliya iyo Puntland oo isagoo ku sugan Nairobi la hadlay radio Daljir ayaa waxaa uu ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood.

Cali ayaa sababaha soo celcelinaya ku tilmaamay suurtagalnimada daraf sadexaad oo dagaalka kicinaya, heshiiska oo aan ahmiyad wayn la siin dhaqangalkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7