Casimada Puntland oo laga hirgaliyay Classic Stadium & Fitness Center

Posted Date: 01 Nov 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Xarunta cusub ee Classic Stadium & Fitness Center ee caasimada punltnad ee Garoowe ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay kulan casho sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyay Mulkiilaha xaruntaasi Mudane Axmed Jaamac Jowle.

Kulanka xaflada Furitaanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin kala duwan oo ka socda dowlada Puntland, maamulka gobolka Nugul, maamulyaasha Isbortiga Puntland´, waxgaradka ku dhaqan Garoowe iyo Bahda isbortiga.

Garoonka.kubada.Jimicsiga

Xarunta cusub ayaa ka kooban garoonka kubada cagta, Kubada koloyga iyo xarun weyn oo loogu talagalay Jimicsiga, taas oo casir ah, mid la mid ahna aan wali laga furin Soomaaliya.

Garoonka.kubada.Jimicsiga1

Garoonka.kubada.Jimicsiga2

Garoonka.kubada.Jimicsiga3

Garoonka.kubada.Jimicsiga15

Garoonka.kubada.Jimicsiga16

Garoonka.kubada.Jimicsiga6

Garoonka.kubada.Jimicsiga7

Garoonka.kubada.Jimicsiga9

Garoonka.kubada.Jimicsiga10

Garoonka.kubada.Jimicsiga11

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7