Dhagayso:- Madaxweyne Gaas ” Shacabka Puntland Difaac ha u diyaar Garoobaan

Posted Date: 10 Jan 2018   in: Arrimaha bulshada,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ ayaa Xalay shir jaraa’id ku qabtay Qasriga madaxdtooyada Puntland ee magaalada, shirkaas jaraa’id oo madaxweynuhu uga hadlay arrimo door ah oo la xiriira qaddiyadda duulaan ee ciidamada Somaliland shalay ku soo qaadeen deegaanno Puntland ay maamusho, kuna qabsadeen degmada Tukaraq oo uu yaallay Kastamkii canshuuraha ee wasaaradda maaliyadda Puntland iyo koontaroolkii amniba.

Sii Akhri

waa kuma Xamsa binu Dalaaj?

Posted Date: 20 Apr 2016   in: Arrimaha bulshada,World     0

Xamsa binu Dalaaj waa wiil dhallinyaraa oo Muslim ah, wuxuu ku dhashay dalka Jasaa’ir sanadkii 1988 halkaas oo ku qaatay heerarkiisii kala duwanaa ee wax barashada Illaa jaamacaddiisii oo ka baxay kulliyada Sii Akhri

Tahriibku waa musiibo qaran oo wax ka qabasho u baahan

Posted Date: 18 Apr 2016   in: Arrimaha bulshada,Somalia     0

Tahriib waxaa lagu qeexi karaa in qofku ka haajiro deegaankiisii una haajiro deegaan uu isleeyahay waxaad ka heli kartaa nolol ka fiican tii aad ku haystay deegaankaaga. Waxaana looqaybshaa labo qaybood tan horre waa in qofk u haajiro dalka gudihiisa meel ka mid ah tan kalane waa u haajirida dalka dibadiisa. Sii Akhri

Maqaal: Somaliland, Puntland iyo Jubaland oo dambi ka galay dalkooda hooyo

Posted Date: 20 Jan 2016   in: Arrimaha bulshada,Maqaalo     0

Daka soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada,somaliland,jubaland,iyo puntland ayaa ah dhab ahaan dadkii u soo halgamay si gaar ah qaranimada soomaaliyeed.waxay leeyihiin dhaqan facwayn Sii Akhri

Jaamacadda Ugu tayada liidata Uganda oo la geeyay Garoowe iyo Muqdisho- Cavendish University

Posted Date: 17 Jan 2016   in: Arrimaha bulshada     0

Waxaa  magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho  laga furay jaamacadda Cavendish University oo ah jaamacadda ugu tayada hoosaysa dalka Uganda, Taasi oo ah jaamacad aan aqoonsi ka haysan guddiga tacliinta Sarre ee Sii Akhri

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda St.lawrence-Uganda

Posted Date: 05 Dec 2015   in: Arrimaha bulshada     0

Arday tiradoodu kor u dhaafayso 80 arday oo Soomaaliya isuguna jira wiilal iyo gabdho ayaa waxay ka qalin jabiyeen Jaamacadda St.Lawrence ee waddanka Uganda , Sii Akhri

Maqaal: Garaacista Caruurta iyo Saamaynta ay ku leedahay Waxbarashadooda

Posted Date: 20 Nov 2015   in: Arrimaha bulshada     0

Garaacista Caruurta Lagaaracayo ayaa ah wax ka jira wadamadda Qaar,
gaar ahaan wadamadda Saboolka ah,Dadka Soomaaliyeed oo leh Dhaqan
wanaagsan oo soo jireen ah, Sii Akhri

Allidamaale