Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo booqday goobaha Waxbarashada Kismaayo kuna baaqay isbadal lagu sameeyo manhajka waxbarashada Dalka

Posted Date: 16 Oct 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka booqday qaar kamid ah goobaha Waxbarashada Magaalada Kismaayo.

Sii Akhri

Shirki Maamul gobaleedyada oo Caawa ka Furmay Kismaayo (Sawiro)

Posted Date: 08 Oct 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa caawa ka furmay shirka Maamul goboleedyada, kaasi oo maalmihii dambe ay qaban qaabadiisa socotay.

Sii Akhri

Wafuud Ka Socota Maamulada Dalka Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Posted Date: 07 Oct 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in ay gaaraan Magaalada Kismaayo Wafdi ka socda maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Puntland.

Sii Akhri

Al-shabab oo soo bandhigay Askar ayey sheegeen in ay ka goosteen Jubaland

Posted Date: 28 Sep 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Xarakada Al-shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigay saddex Askari oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen Ciidanka Maamulka Jubaland islamarkaana isaga goosteen.

Sii Akhri

Axmed Madoobe Oo Gaaray Halka Kenya Ay Ka Dhiseyso Darbiga Ee Xadka Soomaaliya Iyo Kenya (Sawiro)

Posted Date: 17 Sep 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beled Xaawo.

Sii Akhri

Axmed Madoobe oo Kuwajahan Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya

Posted Date: 22 Aug 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu ka mid yahay Wafuudda Caalamiga ee lagu casuumay inay ka qeyb galaan Munaasabadda lagu caleemo-saarayo Guddoomiyaha la-doortay ee magaalladda Gariisa, Cali Qorane.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo kismaayo kadhagax dhigay Xarun Cusub oo Ganacsi

Posted Date: 07 Jun 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhagax dhigay xarunta heer Federaal oo laga dhisaayo Magaalada Kismaayo, taasoo loogu tala galay in ay degaan Wasaaradaha dowladda.\

Sii Akhri

War Cusub :- Jubbaland oo eedayn Culus u jeedisay Dowladda Federaalka Somalia

Posted Date: 26 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Shir ay shalay Golaha wasiirada Jubbaland ku yeesheen Kismaayo uuna shir guddoominayey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa lagu eedeeyey Wasaarada Kalluumeysiga dowlada Federaalka Soomaaliya.

Sii Akhri

Dhagayso:- Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo ku laabtay

Posted Date: 21 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxameed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Sii Akhri

Toos :- u Daawo Shirkii London ee Arimaha Somalia

Posted Date: 11 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Halkan waxaa idin kusoo gudbinayna shirkii London ee looga hadlayeey xaaladda somalia,waxaana ka qayb galaya madaxda maamulada dalka iyo kuwa dowladda somalia ,sido kale beesha caalamka wakiilo kasocda ayaa jooga shirka .

Sii Akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo guddoomiyey Shirka Amniga. (Sawiro)

Posted Date: 10 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Amniga, kaasoo ay ka qeyb galeen madaxda laamaha amniga dalka,waxaana lagu falanqeynayey sidii loo xasilin lahaa ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.

Sii Akhri

Jaaliyada Jubbaland ee wadanka Denmark oo shahaado sharaf Gudoonsiiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam

Posted Date: 05 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ka gudoomay shahaado Sharaf la taliyaha idman ee Arimaha Siyaasada Mudane Maxamed Cabdi Nuur oo ay soo wakiisheena Jaaliyada Jubbaland ee wadanka Denmark oo shahaado sharaftan u gartay Madaxweynaha.

Sii Akhri

Dowladda jubbaland ayaa soo dhaweysay Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug

Posted Date: 03 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Dowlad Goboleedka Jubbaland waxay soo dhawaynaysaa Doorashada Maanta ka dhacday Magaalada cadaado

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Tababar usoo xiray Dufcadii Sadexaad ee Ciidanka Booliska Jubbaland (SAWIRO)

Posted Date: 24 Apr 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah tababar usoo xiray dufcadii Sadexaad ee Ciidamada Booliska Jubbaland kuwaas oo mudo Sadex bilood ah uu tababar uga socday Akadeemiyada tababarka Ciidanka Booliska Jubbaland ee Kismaayo.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo booqasho ku tagay Deeganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose. (SAWIRO)

Posted Date: 22 Apr 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Kismaayo, Jubbaland (22 April, 2017)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose halkaas oo mudo kahor laga xoreeyay Kooxda Al-Shabaab.

Sii Akhri

GEESIYADA U KACAY GAYIGEENA IYO GUNAANADKII GUMAYSTAHA

Posted Date: 07 Mar 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

 Soomaalidaa ku maah maahda “Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan” Mudo rubuc qarniya  laga soo bilaabo 1991 dii  dalkeena waxaa ka jiray nidaam daro,markii ay booskii baneeyeen ciidankii xooga dalka soomaaliyeed ee sigayay amaanka dalka gudaha iyo dibdaba.maqnaanshaha ciidankii xooga dalka soomaaliyeed wuxuu keenay,in laysu dilo qabiil qabiil jifo jifo qoys qoys iyo bah bah. waxa dhacday in ninba kii uu is yiraahdo waad ka xoog roontay uu dhaco,dilo isagoo aan waxba xeerinaynin. waxaynu soo maray mudadaas aadka u dheer lagama sheekaynkaro.Waxaa sidoo kale markii xuduudii banaanaatay inoo soogalay cadawgeenii bowdka inoogu gabanaa oo helay fursad.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Maanta Tagey Muqdisho (Sawiro)

Posted Date: 20 Feb 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Sii Akhri

Axmed Madoobe oo la kulmay Wafdi uu Hogaaminayeey Keating SAWIRO

Posted Date: 12 Feb 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating waxaana kulanka ku wehelinayay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira.

Sii Akhri

Somaliland ” Wax Heshiis ah lama saxiixan Imaaradka Carabta “

Posted Date: 11 Feb 2017   in: Jubbaland,news     Comments

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo ay la galeen Dowladda Imaaraadka Carabta ee ku aadan Saldhiga Millatari ee laga dhisayo Magaalada Berbera.

Sii Akhri

Akhriso:- Musharixinta Xilka Madaxtinimo oo maanta Khudabado jeediyey

Posted Date: 02 Feb 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa soo gaba-gaboobay Khud-badihii Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Dalka Oo Maanta 8 Ka mid Ay Hor tageen Xildhibaanada Labada Aqal

Sii Akhri

Faragelinta Itoobiya ku heyso doorashada Somaliya oo muuqata

Posted Date: 02 Feb 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Itoobiya oo soohdin la leh Somaliya, ciidamo badanina ka joogaan dalkeena ayaa sanadihii burburka ilaa iyo maanta dibindaabyo ku heysa Soomaliya iyadoo ay si xoogan ugu milmeen arimaha siyaasada dalka.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Tababar uga socday dhalinyaro ka kala Yimid Qaarada Yurub Ireland oo lasoo Gaba gabeyeey

Posted Date: 12 Jan 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

magaalada Dublin ee Dalka Ireland Waxaa lagu soo Gaba gabeyeey tababar lugu xoojinayo dhalinyrda Soomaaliyeed ee Yurub kunool, Tababarkan oosocday mudo 9 cisho ah ayaa waxaa wada bixinayey Dalladdaha kala ah Dallada PEDAN iyo Dalladda ADYNE oo ah laba daladood oo inta badan mashaariic badan kafulya qaarada Yurub iyo Africaba.

Sii Akhri

XOG:- RW Cumar Cabdirashiid oo Kenya ka Bilaabay olalahiisha Musharaxnimo

Posted Date: 20 Dec 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa safar ugu amba baxay dalka Kenya.

Sii Akhri

DEG DEG:- Murankii kurasta Aqalka sare ee Gobaladda Sool iyo Sanaag oo la Xaliyeey

Posted Date: 20 Dec 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Wararka hadda nagasoo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in doorashada Afhayeennada labada Barlaman la doorto 05 January, 2017, halka tan madaxweynaha ay qabsoomi doonto 22 January ,2017.
Shuruudo lagu xiray cidda isu sharaxaysa Madaxweynaha Somalia

Sii Akhri

Allidamaale