OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan?

Posted Date: 25 Jan 2017   in: Madadaalo,news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa jirtey waqti ay Fanaaniinta Soomaaliyeed MN loogu yeeri jiray: WAJIYO XUN. Taas oo ay ahayd mid meel ka dhac ku ah FANAANIINTA madaama aysan dadka ka war hayn ama aysan garanayn dadaalka ay ugu jireen in ay gaaraan wax ay dadka dheer yihiin – taasoo ah heesaha, curinta heesaha iyo musiga ku laran hadalada gabaysan ee murti iyo xikmadba leh, dadkuna jecel yihiin in ay dhagahooda ku soo dhacay

Sii Akhri

Cajiib:- Haweeney 71 sano jir ah oo guursatay wiil 17 jir ah (Sawiro)

Posted Date: 16 Jul 2016   in: Madadaalo,news,Somalia     Comments

Dalka Maraykanka waxaa ka dhacday dhacdo la yaab leh kadib markii haweenay jirta 71 sano ay guursatay wiil da’diisu tahay 17 sano.

Sii Akhri

Difaaca Puntland waa waajib ummadeed ma’ahan mid beeleed W/Q: Ayaanle Xuseen Cabdi

Posted Date: 20 Mar 2016   in: Madadaalo,news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa ii muuqata in dad badan oo Soomaaliyeed ay ku kala aragti duwanyihiin dagaalka ka socda xeebaha bariga Soomaaliya ee Puntland. Qaar baa u arka dagaal soo daahay oo ay ahayd in mar hore ay Puntland dhadhamiso dhammacda argagixisada, halka qaar kalena ay u arkaan dagaal siyaasadeed oo u jeedadiisu tahay in la burburiyo nabadda iyo kala dambeynta Puntland.

Sii Akhri

Naqtiin Buug Afar Waraabe Sheekooyin Soomaaliyeed

Posted Date: 15 Mar 2016   in: Madadaalo,news,Puntland,Somalia     Comments

Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits
Sii Akhri

Sheeko: Warqad Ka Timi Qalbi Wax Jecel Q2aad

Posted Date: 30 May 2015   in: Madadaalo     Comments

Allah swtc aya xaqiiqda og…. Albaabka intaan lasoo garaacin ayaa waxaa i fuulay culays aanan garan karin waxaan ku sifiiyo anigoo isleh maxaa ku helay… ayaa albaabka lasoo garacaay Sii Akhri

Sheeko: Warqad Ka Timi Qalbi Wax Jecel

Posted Date: 28 May 2015   in: Madadaalo     Comments

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Konton jeer ka badan ayaan qalinka iyo warqadda isa saaray, markasta waxaan is iraahdo, qor, waxay ila noqdaan waxaan wadnahaygu kuu quurin inuu ku yiraahdo. Sii Akhri

Ciyaalka shaqaalaha looga tago oo jirdil joogta ah la kulma(Muuqaal)

Posted Date: 28 Dec 2014   in: Madadaalo     Comments

waxaa waayadaan war baahintu caalamku ka hadlaysay kiis ilmo yar oo 2 sano jira kaasi oo kala kulmay jirdil adeegto waalidiinteed ugu tageen, dhacdadaan ayaa ka dhacday dalka Uganda, Sii Akhri

BOQORTOOYADII DHURWAAGA(Sheeko) – Qaybtii- 5aad

Posted Date: 29 Aug 2014   in: Madadaalo     Comments

Awal waxaa dadka degmada aad wax uga qaadi jiray dhurwaa ay u baxsheen Caggay waxaro dile. Haddase waxaa soo caga dhigtay mid raad-dadle ay ula baxeen, waana Diiriye Sii Akhri

BOQORTOOYADII DHURWAAGA(Sheeko) – Qaybtii. 4aad

Posted Date: 25 Aug 2014   in: Madadaalo     Comments

Diiriyane waxa uu dareemay in uu leeyahay halkaan kaalay. Laakiin, waa awoodi waayey inuu u dhaqaaqo oo baqdin tii ugu dar-nayd baa haysa. Markaas mar labaad buu soo dul istaagay oo sidii oo kale madaxa Sii Akhri

Boqortooyadii Dhurwaaga (Sheeko) Qaybtii 3aad

Posted Date: 20 Aug 2014   in: Madadaalo     Comments

Kolka roobkii joogsaday waxa ay dhamaantood soo tubteen afaafka hore ee godka markaas baa xayn kalana ka soo baxday godkii boqorkiina uu ku jiro. Xilligaas Diiriye waxa uu ku jiraa godka, Sii Akhri

Boqortooyadii Dhurwaaga- Sheeko. Qaybtii 2aad

Posted Date: 18 Aug 2014   in: Madadaalo     Comments

Marka ay dabaysha gayrahu soo dhacday, fiid danbana ay tahay ayaa Diiriye hooyadi Dayaxo walwal daran muujisay. Markaas ayaa odaygii reerku dhalinyaro geel soo dheelmisay daal badanina hayo Sii Akhri

Riwaayadii cusbeed ee la magacbaxday (Yaa-Qaldan)

Posted Date: 17 Aug 2014   in: Madadaalo     Comments

Daawo Riwaayada cusub (Yaa-qaldan) ee ka turjimeysa nolosha qurbaha iyo dhibaatada ku heysta Qoysaska Somaliyeed ee usoo qaxay dibadaha Sii Akhri

BOQORTOOYADII DHURWAAGA(Sheeko) Qaybtii.1aad

Posted Date: 16 Aug 2014   in: Madadaalo     Comments

Xilliga lagu jiray waxuu ahaa gu’ga dabayaaqadiisii. Reerkuna waxa uu yaalay goob xas ah dhexdeed oo meel kasta waxa uga xeersanaa kaymo waawayn oo saa meel kaaga dheer aan waxba laga arkaynin. Sii Akhri

Allidamaale