Halgankii halyeyaddii Soomaaliyeed ee 13ka ahaa( S Y L)- 1943,

Posted Date: 16 Jul 2017   in: Maqaalo,news,Puntland,Somalia     Comments

Hohamiyayaasha Soomaaliyadeed ee 13ka ahi maxay kaga dayan karaan 2017.
Ummad kasta waxay leedahay taariikh ma guurta o ay hindiseen hal-doorka ummadaas waxayna gashaa keyda xasuusta Qaranimo islamarkaan lagu xasuustaa, 15 bisha shanaad sannad weliba waa maalinta aan xasuusan dono dhalintii u halgamay, sharafta Ummaddeenna.
Cisada iyo sharafta aan u haynona waa wanaga iyo Astaanta ay nooga tageen,

Sii Akhri

Maqaal:- Furaha Nabada iyo Horumarka Somaliya

Posted Date: 26 Feb 2017   in: Maqaalo,news,Puntland,Somalia     Comments

Waxaa hubaal ah in Dorashada Madaxweyne Farmaajo ay midaysay dhaman Shacabka Somaliyadeed iydoo taasi ay jidho waxaan kula talinaynaah in Madaxweynaha
iyo Xukumada imaan donta ay ka faidaystaah Shacabka Somaliyadeed ee u heelan in ay garab istaagaan,

Sii Akhri

Wargalin: Dalalka reer Galbeedka oo ay ka bilaabatay cadawtinmo Islaam iyo Somalida oo Targed ah.

Posted Date: 26 Jul 2016   in: Maqaalo,news,World     Comments

Dalalka Reer Galbeedka uguna sii daran wadamada Reer Yurub oo ay ka bilaabatay Cadawtinimo looqabo dadka Islamka ah iyo Dadka Soomaaliyeed ee ku nool halkasi oo Targadka Koowaad ah Hase yeeshee si weyn ukala daadsan oo aad u dayacan, Sii Akhri

(Warbixin) Maxaa hor taagan in DPL ay xil iska saarto sidii Qurba Joogta loogu sahli lahaa soo barashada dalkoodii Hooyo?

Posted Date: 24 Jul 2016   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments

Jaaliyadaha iyo Qurba-Joogta  Puntland ayaa mudo dheer ka dhur sugayay xukuumadihii is xig xigay ee soo maray dowladda Puntland mudada 18-ka sano aheyd in ay mar un ka fikiraan Jaaliyadaha iyo Qurba-Joogta reer Puntland Sii Akhri

Dhagayso:- Top News Siyaasiyinta Puntland ” Muqdisho Caasimad uma Qalanto ee Gaalkcyo Halaga dhigo “

Posted Date: 12 Jul 2016   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments

Qaar Ka Mid ah Odoyaasha Sida Weyn ula Socda Arimaha Soomaliya oo uu Ka Mid yahay Eng Khaaalid Yuusuf Faarax ayaa Maanta Nagu Soo Booqday Allidamaale Graowe

Sii Akhri

(Xog rasmi ah):- C/samad Gallan xagee ka haley dhaqaalaha uu ku dhaq dhaqaaqayo? Maxaadse ka og tahay xiriirka kala dhaxeeya Damu-jadiid? Qaybtii 1-aad.

Posted Date: 11 Jul 2016   in: Maqaalo,Puntland     Comments

Xog rasmi ah oo lagu sameeyay baaritaan (Investigative Report) ayaa muujinaysa inuu xiriir toos ah ka dhexeeyo Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan iyo Urur Diimeedka Damu-jadiid ee haga siyaasadda Sii Akhri

Dhageyso:- Waxaradka PL” Muqdisho waa magaalo Hawiye xoog ku heysto, dadka kalena la heystayaal ku yihiin”

Posted Date: 01 Jun 2016   in: Maqaalo,Puntland     Comments

waxgaradka  deegaanada Puntland oo ka hadlay kulamada qubahana ah eek u xeeraan xeeladaha cusub ee lagusii dheereynayo khilaafka siyaasadeed eek a oogaan dalka Soomaaliya ayaa gaashaanka Sii Akhri

Dhagayso:- Wasiir Ganacsiga Puntland”Waxaan ka mid noqonay East Africa standard si aan u helno standard Caalami ah”.

Posted Date: 01 Jun 2016   in: Maqaalo,Puntland     Comments

Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha dawlada Puntland oo muddo ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa sheegay inuu dalka kenya uga soo qayb galay shirar looga hadlayey arimaha ganacsiga caalamka.

Sii Akhri

Dhagayso:- Maamulaha Allidamaale Kaalin intee la Eg ayuu kulaha Samaynta Calanka Qurxoon ee Puntland

Posted Date: 05 Feb 2016   in: Maqaalo,Puntland     Comments

Maamulaha Guud ee shabakadda Wararka Xaqiiqada ah ee Allidaamale Mudane Xasan Cubayd ayaa Kaalin Muhiim ah kulaha Naqshadab iyo Alifida calanka Puntland ee quruxda Badan.
Sii Akhri

Dhagayso:- Top News Cali Xaaji Warsame oo Tageeray Mowqifka Puntland ee shirkii Xamar

Posted Date: 28 Jan 2016   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments

Dr. Cali Xaaji Warsame Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa ka hadlay Mowqifka Puntland ee Shirkii Muqdisho,
Sii Akhri

Maqaal:Puntland:- “Ruux Mumin ah laba jeer god lagama qaniino

Posted Date: 28 Jan 2016   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments

Nidaamka 4.5 waa nidaam ay dad badan oo soomaaliyeed rumeysan yihiin inuusan xaq ahayn islamarkaana lagu liidayo qabaaillo soomaaliyeed, sida in laga fogeeyo goobaha lagu gaaro go’aanada masiiriga ah, sida xafiisyada .
Sii Akhri

Maqaal: NUURKU INTUUSAN IMAN KAHOR DUNIDA WAXAA KA JIRAY 4.5

Posted Date: 21 Jan 2016   in: Maqaalo     Comments

War wayn ayuu xanbaar san yahay maqaalkani,sidaa daraadeed waan sookoobay si aadan uuga wahsan akhris dheer. waxaa ka jiray caalamka guud ahaan dhaqamo aad u fool xun oo ahaa in laysu dilo qabiil,lays dhaco, Sii Akhri

Maqaal: Somaliland, Puntland iyo Jubaland oo dambi ka galay dalkooda hooyo

Posted Date: 20 Jan 2016   in: Arrimaha bulshada,Maqaalo     Comments

Daka soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada,somaliland,jubaland,iyo puntland ayaa ah dhab ahaan dadkii u soo halgamay si gaar ah qaranimada soomaaliyeed.waxay leeyihiin dhaqan facwayn Sii Akhri

Dhagayso:- Afhayeenka Puntland oo Faah faahiyay Guulihii Dowladda Puntland Sanadkii 2015

Posted Date: 02 Jan 2016   in: Maqaalo,Puntland     Comments

Afhayeenka dowladda Puntland C/laahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel ayaa si faah faahsan ugaga hadlay Guulihii wax ku oolka ahaa ee ay dowladda Puntland ka gaartay sanadkii aynu ka soo gudubnay ee 2015 arimaha dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Amniga dalka.
Sii Akhri

Daawo Quruxda iyo Bilicda Degaanka Calmadow Gobalka Sanaag” Qurba Joogey Dalkiina Dalxiis ku Macaan

Posted Date: 31 Dec 2015   in: Maqaalo,Puntland     Comments

Socdaal qaatay mudo ku dhow asbuuc ayaan ku tagay Deegaanka Calmadow oo hoos yimaada degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag, waxaa ii suurta gashay inaan u kuur galo nosha dadka iyo deegaanka.
Sii Akhri

Siyaasiga Yuusuf Garaad Oo Maqaal Ka Qoray Nidaamka 4.5

Posted Date: 21 Dec 2015   in: Maqaalo,news,Somalia     Comments

Bishii Sebtember 1999 ayay ahayd markii Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo xilka hayay dhowr bilood uun, uu ka istaagay magaalada New York shirka Golaha Guud ee QM (Qaramada Midoobay). Wuxuu ku dhawaaqay in Djibouti ay fidineyso gogol Soomaalidu ay dib ugu heshiiso ugana tashato aayaheeda. Ogow markaas Soomaaliya Sii Akhri

Qiso dhab ah: askari Ugandhees oo Xiniinyaha igu dhagay ayaa iguyiri Are these explosives

Posted Date: 16 Jul 2015   in: Maqaalo,news     Comments

Maalmahan waxaa dalka oo dhan ka socda u diyaar-garowga Ciidul-Fidri. Waxaad meel walba ku arki dadka oo ku sii qul qulaya dukaamada dharka iyo maqaayadaha raashinka mac-macaanka lagu iibiyo. Hase yeeshee, Xamar Sii Akhri

Dhageyso: warar isa soo taraya oo kasoo baxaya Dilkii waxashnimada ahaa ee lagu dilay Dr. Bari-Bari

Posted Date: 28 Mar 2015   in: Maqaalo,Somalia     Comments

Warar dheerad ah oo isa soo taraya ayaa ka soo baxaya weerarkii shalay lagu qaaday Hoteel Maka Al-Mukarama ee Muqdisho iyo Dilkii waxashnimada ahaa ee sida bartilmaameedka ah loogu dilay allaha u naxariistee Danjirihii Sii Akhri

Waa Kee Hogaamiyaha Dhabta Ah

Posted Date: 16 Mar 2015   in: Maqaalo,World     Comments

Waxaan nasiib u helay inaan arkay qoraalo badan oo qaarkood ku kala qornaayeen luqado kala duwan oo Allah swtc awood iisiiyey inaan luqadahaas garan karo Sii Akhri

Deg deg: Khatar halis oo kusoo wajahan Puntland

Posted Date: 14 Feb 2015   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments

Sida aad uga barateen Warbaahinta caalamiga ee allidamaale.com in had iyo goor bulshada Soomaaliyeed usoo bandhigo xaqiiqooyinka qarsoon iyo khataraha kusoo fooleh umada, ayaa maantana uu idinsoo bandhigayaa Xog Sii Akhri

Maqaal: Kastamka Tuurdibi ee Puntland iyo Eithiopia

Posted Date: 08 Feb 2015   in: Maqaalo,news,Puntland     Comments

Waxaa in mudo ah laga shaqaynayay sidii loo xoojin lahaa xiriirka walaaltinimo ee u dhaxeeya Eithiopia iyo Puntland.waxaana labada maamul ay hore isula meel dhigeen in aywada yeeshaan xiriir ganaacsi oo rasmi ah si taaloo meel Sii Akhri

Sheeko xasaasi ah: Amakaaga Shacabka iyo Aragtida ay Ka Qabaan  Arimaha Murugsan Qaybtii 2aad

Posted Date: 30 Jan 2015   in: Maqaalo,Somalia     Comments

Waxaan hore u aragnay mawqisfkii ay ka taagnaayeen labadii xaaji qaybtii koowaad ee qisadan amakaaga shacabka  hadaba xaaji xuseen iyo xaaji cali ayaa waxay kulmeen mar kale iyaga oo iyaga oo ay saamayn ku yeelatay dagaaladii muqdisho Sii Akhri

Qormo xiiso badan: Waa Kuwee Lamaanaha Dhabta Ah

Posted Date: 23 Jan 2015   in: Maqaalo,news,Somalia     Comments

Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Lamaanaha dhabta ah ee aan cidina muran gelin waa ruuxa nolosha kula qaybsada nooc kastaba, markaad xanuunsan tahay ama caafimaad qabtid, markay kaa jajaban tahay Sii Akhri

Bookh oo ay raagtay in gobol loo magacaabo!

Posted Date: 21 Jan 2015   in: Maqaalo,Puntland     Comments

Bookh waa mid kamida degmooyinka ugu faca weyn kililka 5-aad ee ismaamulka Soomaalid ee Itoobiya waana degmada ugu soo xigta dhanka bariga wadanka waxaana hoos yimaada in kabadan 74 qabalo ayna ku noolyahiin dad aad Sii Akhri

Allidamaale