Daawo:- Ciidanka Daraawiishta Puntland oo sheegay inay qaadayaan dagaal lascanood kuso celinayaan

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

saraakiisha ciidanka Daraawiishta Puntland oo Garowe kaga dhawaaqay kadib hadalkii bahdilka ahaa ee Muuse Biixi.

Sii Akhri

Xaflad Loo qabtay arday xifdisay Quraanka Kariimka Degmada Baargaal ( Sawirro)

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

23 arday oo isgu jiray gabdho iyo wiilal oo kamid ah da’yarta Dugsiga
Daaru Baargaal ee Xifdinta Quraanka Kariimka iyo waxbarashada asaasiga
ah ayaa maantay oo ay taariikhdu ahayd 19/01/2018 xaflad shahaadooyin
lagu gudoonsiiyay loogu qabtay magaalda Baargaal kadib markii ay
quraanka kariimka xifdiyeen.

Sii Akhri

Dhagayso:- Cabdibarre oo soo dhaweyaay Socdaalkii Farmaajo uu ku tagay Gobaladda Puntland

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Xildhibaan Hore Cabdi barre jabriil oo Waraysi gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay socdaalki uu Farmaajo ku tagay qaybo kamid ah dhulka Puntland.

Sii Akhri

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay doorka ardayda ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka.

Sii Akhri

Dhagayso:- Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Furay Shir looga hadlayo doorashooyinka 2020

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay gudiga Doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya ay kusuganyihiin magaalada Garowe ayaa lagu qabtay degmadasi kulan looga hadlayo arimaha doorashooyinka.

Sii Akhri

Wasaaradda Caafimaadka oo Amar kusoo rogtay Shaqaallaha Ajaaniibta ah Muqdisho

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho.

Sii Akhri

Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay Xuska munaasabadda sannadguurada 45-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed.

Sii Akhri

Qarax khasaare geeystay oo Muqdisho kadhacay

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Inta la xaqiijiyay laba ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay qarax miino oo saaka ka dhacay agagaarka Jaamacadii Gaheyr oo hadda ay degan yihiin ciidamada Booliska Soomaaliya.

Sii Akhri

Thabit oo xilki laga qaaday iyo Mid kale loo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir

Posted Date: 21 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

WareegtokasoobaxdayxafiiskaMadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya

Sii Akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dib ugu Soo Laabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Dhuuso-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa caawa oo ay taarikhdu tahay 18 Januaray 2018 waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.

Sii Akhri

Barlamaanka Puntland Oo Taageeray Go’aanka Xukuumadda ee Tukaraq.

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Baarlamanka dowladda Puntland oo kulanka ku yeeshay Xaruntooda magaalada Garoowe ayaa si buuxda u taageeeray go’aankii Xumuudda Puntland ay ka qaadatay duullaankii Somaliland ku qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Sii Akhri

Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Booqosho ku Tegay Goobihii Wax barasho iyo Hoygii uu ka Degenaa Yaraantiisi Magaalada Dhuuso-Mareeb

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17 jan 2018 Waxa uu soo booqday iskuulkii uu waxbarshada ka bilaabay ee Shinbiraale haatana loo yaqaano Al Ma-Muun, kadib madaxweynha ayaaa mid mid u galay fasalda uu ka kooban yahay isguulkalka waxana uu si gaara u booqday fasalkii uu waxbarshada ka bilaabay markii iskuulka la qoray.

Sii Akhri

Farmaajo oo ku baaqay in la dhaqan geliyo mideynta Galmudug

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan gelinta heshiiska mideynta Galmudug.

Sii Akhri

Muqdisho: Sarkaal ka tirsan Ciidanka Badda oo dilay taliyihiisa

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya ayaa maanta dekadda Muqdisho ku dhexdilay Taliyhiisa oo lagu magacaabayay Saciid Mariino.

Sii Akhri

Ahlusuna oo Ciidamo ku wareejisay Dowladda

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Guuto ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa manta lagu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, maadaama heshiis midow ah magaalada Dhuusa-mareeb ah ay ku gaareen maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.

Sii Akhri

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay, loogana hadlay arrimo kale.

Posted Date: 18 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo kale oo la xiriira amniga dalka.

Sii Akhri

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka

Posted Date: 15 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka oo lagu gor-feynayay xaaladda amaan ee dalka, Xoojinta xiliga kala guurka iyo Wadashaqeynta hay’addaha amniga ee Beesha Caalamka.

Sii Akhri

Wasaaradda Maaliyadda Oo Bilaabeysa Dhaqan Gelinta Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

Posted Date: 15 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Daah furkaan habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka ay dhawaan ansaxiyeen xilidhibanaada Golaha Shacabka ayaa waxaa qeyb ka ah howlaha shaqo ee horyaalo Wasaaradda Maaliyadda sidii ay sare ugu qaadi laheyd dhaqan gelinta howlaha Dowladda horyaala islamarkaane looga qeyb qaato Horumarka dalka, iyadoo habka loo soo bandhigaay dhaqan gelinta Miisaaniyada ay tahay mid ka duwan sanadihi hore

Sii Akhri

Guddoomiye Taabid oo gaaray Caasimadda Galmudug

Posted Date: 15 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed iyo Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Sii Akhri

Jubbaland oo sheegtay in ay isa soo dhiibeen xubno Shabaab ka tirsanaa

Posted Date: 15 Jan 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     Comments

Taliska Nabad Sugidda Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen xubno Shabaab ka tirsan in ay isku soo dhiibeen Ciidanka Dowladda ee ku sugan degaanada ka tirsan Gobolka Gedo.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegannada Galmudug”

Posted Date: 15 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay ka go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.

Sii Akhri

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyey Geeridii Fannaanada weyn ee Khadija Abdullahi Dalees

Posted Date: 15 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa tacsi u direy qoyskii, bahda fannaaniinta iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii Fannaanada weyn ee caanka ah Marwo Khadiia Abdullahi Omar (Dalees) oo geeriyootay.

Sii Akhri

Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga kajaray Cusbataalka Magaalada Cagaaran,

Posted Date: 15 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiwe Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 jan-2018 ayaa waxaauu xadhiga kajaray cusbatlaaka magaalada Cagaaran ee gobolka Mudug.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed “

Posted Date: 13 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka
Mudug.
Sii Akhri

Allidamaale