Ciidamada Amniga Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Burcad Ah

Posted Date: 29 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa qebo ka mid ah dgemada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir howlgal ay ka sameeyeen waxa ay Gacanta ku dhigeen laba Nin oo burcad ah.

Sii Akhri

Camey oo sheegay in Waqtigoodii dhammaaday Gollaha Maamul goboleedyada dalka

Posted Date: 29 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar(Camey) ayaa dhaliil u jeediyay Gollaha Iskaashiga maamul goboleedyada ,wuxuu sheegay ineysan doonayn in Soomaali mid noqoto.

Sii Akhri

Maamulka Jubbaland oo sheegay Inaan la xalin khilaafkii dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada

Posted Date: 29 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Maamulka Jubbaland ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in la dhameeyay khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Sii Akhri

Gaas ” Haddaad khadarkiina soo ceshataan waa Alxamdulilaah, haddaad mid kale keesataan waa rabi caalamiin

Posted Date: 27 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si dadban ugu dhawaaqay inuu u tartamay doorashada Madaxweynaha Puntland ee 8 January 2019ka.

Sii Akhri

Farmaajo oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya

Posted Date: 27 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku suganyahay xiligan , horumarka ay ku tallaabsatay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sii Akhri

Guddigii Aqalka Sare u Xilsaaray Khilaafka DF Iyo MG oo Go’aamo soo Saaray

Posted Date: 27 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare ee barlamaanka federaalku uu u saaray xal u helidda Khalifaaka Dowladda Feferaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa maanta soo saaray warbixin iyo go’aanno la xiriira Arrimahaas.

Sii Akhri

Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay

Posted Date: 27 Nov 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha, Lataliyaha arrimaha Warfaafinta iyo Xiriirka ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdoon ayaa warfidiyeenka u aqriyay baaqii laga soo saaray shirka oo u qornaa sida tan:-

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Turubitaaryada iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka Guud ee Magaalada Qardho.

Posted Date: 27 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 November 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Turubitaaryada Gobolka Kar-kaar iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka guud ee Magaalada Qardho.

Sii Akhri

Dhagayso:- Taliska Xasilinta Caasimada Garowe iyo Mamulka gobalka Nugaal oo amaro so saaray

Posted Date: 27 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Gudiga Amniga gobolka Nugaal ayaa Amaro culus ka soo saaray Amaanka gaar ahaan ciidamada ilaalada musharixiinta iyo cid kasta oo hub ku dhex wadata magaalada ,

Sii Akhri

Qormo:- Halyeeygii u kacay Umadda Somaliyeed

Posted Date: 27 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Markaan arko Madaxweynahayga Farmaajo,markaan arko raysal wasaarahayga Khayre,markan arko wasiir Bayle,markaan arko,golaha labada aqal,markaan arko hay adaha amaanka,markaan arko Caasimada dalkayga nabada iyo hormarka,markaan arko quruxda shacabka soomaaliyeed waxaan dareemaa POWER awood iyo in xaniinyahaygii soomaaliyeed soo ceshayday.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Wakhti la qaatay Bulshada ku dhaqan degmada Qardho

Posted Date: 27 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ,waxaa bulshada ku dhaqan Qardho kula caweeyey mid kamida meelaha ay bulshadu isugu timaado.

Sii Akhri

Puntland: Libin sheegasho Beena ah Weeye Lacagta DF Sheegatay Inay Ugu Deeqday Wadada Ceeldaahir.

Posted Date: 25 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Dowladda Puntland ayaa Qoraal ka soo saartay Lacag dowladda Federaalku ee Muqdisho ay sheegtay inay ugu deeqday oo ay kaga qayb qaadanayso dhismaha wadada ceeldaahir iyo Ceerigaabo.

Sii Akhri

Shirka Dastuurka ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha oo ka furmay magaalada Muqdisho

Posted Date: 25 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada qabanayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, shirka oo ku saabsan Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Cutubka Labaad ee Dastuurka KMG ayaa waxaa ka soo qaybgalay Ururada Naafada, Barakacayaasha iyo dadka aan matalaadda siyaasadeed laheyn.

Sii Akhri

Dhagayso:- Guddoomiyaha gobalka Sool oo si kulul werar afka ah ugu qaaday madaxweynaha Somaliland

Posted Date: 25 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Puntland Cabdiraxman Abuubakar Geelle ayaa sheegay in Shacbaka ku nool Magalada laas-Caanood ay ka hor-istaageen Madaxweynaha soomaaliland in uu galo Magaaladaas.

Sii Akhri

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

Posted Date: 25 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kormeeray deegaanka Dhannaane ee Gobolka Shabellada hoose.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Madaxweynaha Somaliland oo Ciidamadda Somaliland kula hadlay Jiida Tukaraq

Posted Date: 24 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0

Muuse Biixi Madaxweyanaha maamulka somaliland ayaa maanta gaaray jiida horre ee tukara oo ay ku suganyihiin Ciidamadda somaliland ee dagaalka kula jira kuwa Puntland.

Sii Akhri

Ciidanka PSF Ee Puntland oo Fashiliyay Weerar Alshabaab Ku Qaadi Laahaayeen Fariisimaha Ciidamada

Posted Date: 24 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ciidamada amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa howlgalo ay sameeyeen 48 saaco ee la soo dhaafay waxay sheegeen inay ka hortageen 67 Dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab oo qorshaynayay in weerar ku soo qaadaan fariisimaha ciidamada Puntland ee Buuraha Cal Madow ee Galgala.

Sii Akhri

Xubno ka mid ah Guddiga Maaliyadda oo ka soo horjeestay Warbixintii eedeynta Miisaaniyadda

Posted Date: 24 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Xubno ka tirsan Guddiga Miisaaniyadda Maaliyadda,Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha dowladda ayaa si toos ah uga soo horjeestay warbixintii Guddigu faafiyay maalmo ka hor,waxay soo bandhigeen eedeymo la xiriira wax is daba marin,maamul xumo Maaliyadeed iyo dhaqaale fara badan oo maqan.

Sii Akhri

Wasiir Bayle oo Mar Kale Iska Difaacay Eedaymihii Musuqmaasuqa ee loo Soo Jeediyay

Posted Date: 24 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiirka maaliyadda dowladd Federaalka cabdiraxmaan Bayla oo maanta hor tegay gollaha barlamaanka federaalka ayaa mar kale iska difaacay eedaymihii ay Guddiga maaliyadda ee barlamaanku u soo jeediyeen wasaaradiisa maaliyadda iyo guud ahaan xukuumadda Federaalka

Sii Akhri

Madaxweynaha Dowladda Puntland Iyo Wafdi Baaladhan uu Hogaaminayo oo Magaalada Garoowe Dib ugu Soo Laabtay

Posted Date: 24 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 24 Nvember 2018 ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasumadda Dowladda Puntland kadib safar shaqo oo uu ku tagay Magaalada Garacad ee Gobolka Mudug.

Sii Akhri

Daawo:- Turkiga oo soo bandhigay Muqaalka Kashoggi oo la jarjaryo

Posted Date: 24 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Warbaahinta dalka turkiga ayaa soo bandhigtay muqaalo naxdin leh oo muujinaya wariyihii u dhashay dalka sucuudiga,isla markaana lagu tuhmayeey inu ka dambeyeey amiir maxamed binu salmaan oo la jarjarayo gudaha xarunta Qunsuliyadda ee sucuudigu ku leyahay Istaanbul.

Sii Akhri

Wafdi uu hogaaminayo islaan Bashiir oo Garacad gaaray (Sawiro)

Posted Date: 23 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxaa gaaray wafdi isimo ah kuwaasoo uu hogaaminayey islaan Bashiir Islaan Cabdule islaan Faarax kuwaasoo ka kooban ilaa 5 isin oo kamid ah isimada Puntland.

Sii Akhri

Shirkii Gollaha Xukuumada Puntland oo Lagaga Hadlay Safarka Muuse Biixi

Posted Date: 22 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Shirkii golaha xukuumadda dowladda Puntland oo shir guddoominayay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala amniga dalka, xeerarka ay ansixiyinayaan xukuumada Federaalka iyo safarka madaxweynaha Somaliland Muuse biixi uu ku imaanay gobolka Sool.

Sii Akhri

Dowladda Federaalka oo Soo Dhawaysay Go’aanka Ka Soo Baxay Midowga Isgaarsiinta Caalamiga (ITU)

Posted Date: 22 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo dhoweeyay go’aanka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga (ITU) uu ku ansixiyay laba qaraar oo mid ka mid ah uu gaar u yahay Soomaaliya.

Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7