Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Baaq Nabadeed u diray beelo ku dagalamaya sool

Posted Date: 22 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa baaq nabadeed maanta oo isniin ah u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya degaanka dhuumay ee gobalka Sool,isago ugu baqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabada joojiyaan.

Sii Akhri

Dhagayso:- Af-Hayeenka GIDXDFS oo Ka Hadlay Faragelinta Siyaasadeed ee DFS

Posted Date: 22 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Af-hayeenka Madasha Iskaashiga dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, ahna Wasiirka Wasaaradda Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Shiikh Xasan ayaa maanta 22 Oct 2018 shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga hadlay faragelinta iyo qalalaasaha siyaasadeed ee ay Xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo arrimaha siyaasadda dowladdaha Xubnaha ka ah dowladda Fadaraalka Soomaaliya.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Musharax Qurbaawi” Shirka Garoowe waxaan u arkaa hoggoomiye koxeedyo isku tagay ”

Posted Date: 22 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Siciid Cali Axmed oo ku sugan dalka Maraykanka isla markaana warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay shirka madaxda dowlad gobaleedyada uga socda Garoowe.

Sii Akhri

Madaxweyne Xaaf Hadii Galmudug gubato Xamar nabad ahaan meyso daawo

Posted Date: 22 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweyne Xaaf Hadii Galmudug gubato Xamar nabad ahaan meyso

Sii Akhri

Madaxda dowlad gobaleedyadda oo ka hadlay shirka uga furmaya Garoowe

Posted Date: 21 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynayaasha maamul gobeleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa maanta soo gaaray caasimadda Garoowe, halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shirweynaha wadatashiga Maamul goboleedyada oo uu martigaliyay Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.

Sii Akhri

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Amanay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug (Daawo)

Posted Date: 21 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Amanay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

Sii Akhri

Galmudug: garabka Cadaado oo doortay Madaxweyne (Daawo)

Posted Date: 21 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Cadaado oo xarun u ah Maamulka Khilaafku hareyeey ee Galmudug waxaa lagu soo gabagabeyeey gordhawayd doorashoo ,taas oo lagu dooranayeey madaxweynaha Galmudug xili uu jiro khilaaf u dhaxeeya Madaxda Galmudug.

Sii Akhri

“Hadaan Ahey Xasan Shekhii Xaley/Shaley” Aawey Xalaafkii Aan Sitey? (Qormo)

Posted Date: 20 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxaan maal mahaan ka daawadey baraha bulshada wareysiyo dhowr ah uu Madaxweynahii hore Hassan Sheikh kaga hadley waxa ku kalifey in xukumadii badashey isaga mudo yar (18 ) bilood gudahood uu xisbiyadii mucaaradka ahaa isku duba-rito. si xumada Nabad Iyo Nolol loo wiiqo iyo sababta waqtig aan wali doorasho dhaweyn u door bidey in mar kale si deg deg ah siyaasada wadanka ugu soo laabto? halka madaxweynahii isaga ka horeeyey uu siiyey waqti ilaa doorashada dambe la soo gaadhey. Su’aalahaas iyo oraah-yadaasi waxey qayb ka ahaayeen wixii wareysigiisa iiga baxey.

Sii Akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garowe Kusoo dhoweeyey Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed (Sawiro)

Posted Date: 20 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20 Oct 2018 Garoowe kusoo dhoweeyey, gaar ahaan garoonka diyaaradaha Janaraal Maxamed Abshir wefti ay hogaaminayaan Madaxweynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaan, iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Sii Akhri

Sucuudiga oo qirtay dilka Wariye Jamaal Khashoggi (Daawo)

Posted Date: 20 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta oo sabti ah marki ugu horeysay qiray in wariye jamaal khashoggi lagu dhex dilay qunsuliyadda uu sucuudiga kuleeyahay Magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga,iyado maalmihii ugu dambeysay sucuudiga maraykanka uu kala kulmayeey in uu cadeeyo qaabka jamaal loo dilay.

Sii Akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Galabta Kormeer Sameeyay

Posted Date: 20 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Maaliyada iyo dekadda Muqdisho.

Sii Akhri

NISA oo Sheegtay Inay Qabatay Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Posted Date: 20 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amaanka gacanta ku dhigeen xubin muhiim ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Sii Akhri

Shirka Xirfadleyda Teknoloojiyada Oo Muqdisho Ka Furmay

Posted Date: 20 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md Cabdi Sheekh Axmed, ayaa si rasmi ah u furay shirka xirfadleyda teknolojiyada ee Soomaaliya Network Operators Group (SomNOG), kaas oo isku keenay khubarada internetka, shirkadaha ka ganacsada internetka, bahda waxbarashada iyo dadka daneeya arrimaha internetka Soomaaliya.

Sii Akhri

Waxgaradka Gaalkacyo” Waanka xunahay Xukumadda hadda jirta inay noqoto mid musuq maasuq ah (Daawo)

Posted Date: 18 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Waxagardka gobalka Mudug qaar kamid ah oo warbaahinta La hadlay ayaa xukumadda Madaxweyne Gaas ku dhaliilay inay musuq maasuq farabadan samaysay.

Sii Akhri

Shirkii Golaha Wasiiradda Dowladda Puntand oo Arrimo Xasaasi ah looga hadlay (Akhriso)

Posted Date: 18 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah dawladda Federalka Soomaaliya, ansixin xeerar Iyo Warbixino kale.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (Sawiro)

Posted Date: 18 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Sii Akhri

Dhagayso:-Nabadoonada Gobalka Mudug oo ka hadlay Cadaaladd daradda kajirta Puntland

Posted Date: 18 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Qaar kamid ah waxgaradka Magaladda Galkacyo ayaa shegay in ay Hirgalinayaan Gollaha runta iyo cadaaladda oo ay ku midanysanyihiin qaybo badanoo kamid ah bulshada Puntland.

Sii Akhri

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Madax ka tirsan dalka Ingiriiska

Posted Date: 18 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka tirsan Dowladda Britain.

Sii Akhri

Xaaf oo Koonfurta Gaalkacyo kula kulmay Saraakisha Amaanka (Sawiro)

Posted Date: 18 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Maanta Booqday Saldhiga Ciidanka Booliska Galmudug halkaasi uu kula kulmay saraakiisha ciidamada amaanka Galmudug.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo gudoomiyeey Shirkii Golaha Wasiiradda (Sawiro)

Posted Date: 18 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan.

Ugu horayn Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa warbixin golaha ka siiyay xaalada siyaasada wadanka gaar ahaan howlo shaqo oo uu dhawaan u tagay Magaalada Nairobi Madaxweynahu wuxuu sheegay in uu halkaas kula kulmay Safiirada iyo masuuliyiinta qaar kamid ah wadamada daneeya Arimaha Soomaaliya iyo wadamada ay Ciidamadu ka joogan AMISOM isagoo kala hadlay sidii loo dardar galin lahaa Howlgalada xoraynta ah ee dalka oo gabaabsi noqday waayahii u danbeeyay.

Madaxweynahu waxaa kale oo uu sheegay in uu kala hadlay sidii loo sii laba jibaari lahaa kaalmada kala duwan ee lasiiyo Soomaaliya gaar ahaan Arimaha gargaarka iyo tageerada dhinaca amniga ah.

Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu hoosta ka xariiqay in dadaalada dib usoo kabashada Soomaaliya ay xaqal daacinayso khilaafka iyo kala fogaanshaha ka jira Madaxda isagoo sheegay in xal iyadoo aan arimahaas laga gaarin aanay waxba wadanka u hagaagaynin cida masuuliyadaas ay tahay in ay qaadato oo dadka isku keento umadana midaysana ay tahay Dowlada Federaalka ah oo howshaa gabtay.

Dhinaca kale Waxaa golahu uu warbixin ka dhagaystay Waaxda uruurinta dakhliga iyadoo lasoo bandhigay qorshaha kobcinta iyo hormarinta ilaha dhaqaalaha iyo sidii wajigiisa labaad loo gaarsiin lahaa dhamaan Jubbaland.


Sii Akhri

Dhagayso:- Taliyaha Xasinta oo sheegay inay Xaqiijiyeen Amniga Garoowe

Posted Date: 17 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Iyadoo dhawaan magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland loo magacaabay Gen: Muxiyaadiin Axmed Muuse ayuu sheegay in muddo kooban uu joogay degmada Garowe uu wax ka bedelay Amaanka Caasumada Puntland Garowe.

Sii Akhri

Dhagayso:- Madaxweyne Gaas oo amaanay doorka waxbarashadda Gabdhaha ee Puntland

Posted Date: 17 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Madaxweyanaha Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa ka hadlay muhimada ay leedahay Waxbarashada Gabdhaha,waxaana uu sheegay in uu ku farxasanyahay in gabdha iyo wiilasha ay islaegyihiin marka la joogo goobaha Waxbarashada.

Sii Akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray Xarumaha Wasaaradaha Jubbaland

Posted Date: 17 Oct 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaarado iyo Xarumo kale oo ay ku shaqeeyaan Hay’adaha Dowliga ah si loo dardar galiyo shaqada isla markana loo hubiyo in muwaadiniintu ay helaan adeegii ay u baahnayeen.

Sii Akhri

Khayre oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah wasiiradiisa

Posted Date: 17 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaqo joogin ku sameeyey wasiir-ku-xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda Soomaaliya Maxamed Khaliif Diiriye, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

Sii Akhri

Allidamaale