Soomaaliland oo ka hadashay Kulan Itoobiya ku dhexmaray Qaar kamid ah Xisbiyada iyo R/Wasaaraha Itoobiya.

Posted Date: 13 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Wasiirka arimaha dibada soomaaliland Sacad cali shire ayaa waxaa uu ka hadlay Kulamadii Dhex Maray Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Iyo Murashaxiinta Waddani Iyo Kulmiye,islamarkaana kala hadlayay amaanka deegaanka Soomaaliland.

Sii Akhri

Xildhiban Katirsan Barlamaanka Somaliland oo Geeriyooday

Posted Date: 27 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

C/Raxmaan Maxamed Talyanlle oo ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha wakiillada Maamulka SOmaliland islamarkaana 6dii August u tartamay guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa ku geeriyooday Dalka Hindiya.

Sii Akhri

Ciidamada Somaliland oo Xalay Xabsiga dhigay Sheekh Caan ka ahaa Somaliland

Posted Date: 06 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa xalay Gurgiisa kala baxay isla markaana Xabsiga dhigay Sheekh Aadan cabdi (Aadan Sune) oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed waayihii dambena ku sugnaa Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulkaas.

Sii Akhri

Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti oo booqan doona Magaalada Hargeysa

Posted Date: 20 May 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga maamulka Somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa warbaahinta u sheegay in Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti uu booqon doono degaano ka mid ah Somaliland.

Sii Akhri

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Silaanyo oo walaac xoogan ka muujiyay dowladda cusub ee Soomaaliya,

Posted Date: 18 May 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Madaxweynaha Somaliland ayaa xuska sanad guuraada 26aad aas aaskii maamulka Somaliland ka hadlay, waxaanu madaxweynuhu khudbad dheer oo uu ka jeediyey xarunta mamdaxtooyada kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya mandaqada.

Sii Akhri

Toos :- u Daawo Shirkii London ee Arimaha Somalia

Posted Date: 11 May 2017   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Halkan waxaa idin kusoo gudbinayna shirkii London ee looga hadlayeey xaaladda somalia,waxaana ka qayb galaya madaxda maamulada dalka iyo kuwa dowladda somalia ,sido kale beesha caalamka wakiilo kasocda ayaa jooga shirka .

Sii Akhri

Dhagayso:- Xildhibaan Dheeg”” Cunaqabatynta Hubka Somalia lagama qaadi karo Waan arkaynaa””

Posted Date: 08 May 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Iyadoo 11-ka bishan lagu wado in magaalada London uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 40 dowladood iyo ururo caalami ah ayaa wafdigii u horeeyay dowladda Federaalka u dirtay.

Sii Akhri

Maamulka Somaliland oo sheegay inay joojiyeen Xuska 18 May

Posted Date: 03 May 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay sanadkan joojiyeen dabaal degyada iyo xuska loo sameyn jiray 18-ka May oo ah maalintii Somaliland ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

Sii Akhri

Golaha Gurtidda Somaliland oo Wakhti kordhin u sameyey Madaxweyne Silaanyo

Posted Date: 06 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland,Uncategorized     Comments

Golaha guurtida ee Somaliland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi galbeed, waxay ku go’aamiyeen waqtiga ay dhici doonto doorashada madaxweynaha, golaha wakiilada iyo midda golayaasha deegaanka ee Somaliland.

Sii Akhri

Doorashadda Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo dib loo dhigay Sabab

Posted Date: 06 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Golaha Guurtida Maamulka Somalilad ayaa Maanta isku Raacay in Doorashooyinka Maamulka Somaliland dib loo dhigay islamarkaana la isku raacay Xilliga la qabanayo Doorashada.

Sii Akhri

Maamulka Somaliland oo Xalay Hargeysa ku Xiray Mulkilaha Tvga Unaversal

Posted Date: 20 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland,Uncategorized     Comments

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa Xalay Magaalada Hargeysa ku Xiray Milkilaha Guud ee Tv-ga Universal Eng Axmed Abuukar.

Sii Akhri

Top News:- Somaliland oo Mamnuucday wariyaasha iyo Siyaasiyinta u Safraya Magaladda Muqdisho Sabab?

Posted Date: 17 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Xili Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ay gaarayaan fanaaniin wariyayaal Siyaasiyiin iyo waxgaradka ka soo jeeda Degaanada Soomaaliland ayaa maamulka Soomaaliland waxa uu soo saaray Amar dadkaasi ka mamniicaya in ay u safraan Magaalada Muqdisho kadibna ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Hargaysa.

Sii Akhri

Maamulka Somaliland oo dhaweyey Madaxweynaha Cusub ee Somalia Farmaajo

Posted Date: 09 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Warsaxafadeed kaso Baxay Maamulka somaliland ayaa lagu soo dhaweyey Madxweynaha Cusub ee Somalia Farmaajo.

Sii Akhri

Maxaa Kalasocota Heshiiskii ay wada Gareen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland

Posted Date: 22 Dec 2016   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Waxaa Heshiis dhowr iyo Toban qodob ka kooban ku kala saxiixday Addis Abaaba wada gaaray Maamulka Khaatumo iyo somaliland kaas oo ku addana xaladda hadda katagan halkaa
Sii Akhri

DEG DEG:- Murankii kurasta Aqalka sare ee Gobaladda Sool iyo Sanaag oo la Xaliyeey

Posted Date: 20 Dec 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Wararka hadda nagasoo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in doorashada Afhayeennada labada Barlaman la doorto 05 January, 2017, halka tan madaxweynaha ay qabsoomi doonto 22 January ,2017.
Shuruudo lagu xiray cidda isu sharaxaysa Madaxweynaha Somalia

Sii Akhri

XOG:- Beesha Caalamka oo Xasan Culusow digniin Culus u dirtay Sabab?

Posted Date: 20 Dec 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Sida ay kusoo waramayaan ilo wareedyo ka howlgala Xafiiska Madaxweynaha Somalia ee uu wakhtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in Safiirada Beesha Caalamka ka jooga Somalia ay min hal dhanbaal u gudbiyeen Xafiiska Xasan.

Sii Akhri

Top News:- Beesha Caalamka oo dhaliilsan hadal kasoo baxay Somaliland

Posted Date: 18 Sep 2016   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Beesha caalamka ayaa ka jawaab celisay go’aan uu dhawaan soo saaray Madaxwynaha Somaliland Axmed Siilaanyo kaasoo ahaa in la kala qaaday in mar lawada qabto Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka.

Sii Akhri

Akhristayaasha Allidamaale Ciid Wanaagsan Ayaan leenahay

Posted Date: 12 Sep 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Bahda Shabakadda Caalamiga ah ee Allidamaale Waxay Farxadda Ciida la wadaagaysa dhamaan shacabka somaliyeed Waxaana leenahay Ciidan Ciideeda Kale Fraxad iyo Bash Bash ku gaara
Sii Akhri

Dhgayso+Daawo:- Dowladda Puntland iyo Somaliland oo Maanta Maxaabis kala wareejistay

Posted Date: 10 Sep 2016   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     Comments

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ee Dowladda Puntland iyo Gudoomiyaha Togdheer ayaa maanta 8 ruux oo shacab ahaa iyo Gadiid kula kala wareegay Xududka labada dhinac.
Sii Akhri

Warbaahinta Aljazeera oo Somaliland u aqoonsatay dal madax bannan

Posted Date: 07 Aug 2015   in: Somalia,Somaliland     Comments

War baahinta Caalamigaa ee Aljazeera lagana leeyahay xarunteeduna tahay dalka Qadar ayaa qaybteeda afka carabiga ku hadasha, dhankeeda mareegta(Page-ka) Sii Akhri

War Deg Deg Ah Dhageeyso:- Xaalada Magaalada Hargeeysa oo kacsan .

Posted Date: 23 Jul 2015   in: news,Somalia,Somaliland     Comments

Wararka Warbaahinta Allidamaale uu ka helayo Magaalada Hargeeysa Ee Xarunta Maamulka Somaliand ayaa waxa uu sheegayaa in xaalad kacsanaan ah ay kajirto Magaaladaasi. Sii Akhri

Dr.C/rixmaan Faroole oo Hargaysa booqday

Posted Date: 19 Jul 2015   in: Somaliland     Comments

Madaxweynahii horre ee dowladda Puntland Dr.C/rixmaan Sh. Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta booqasho gaaban ku gaaray magaalada Hargaysa ee Caasumadda Somaliland Sii Akhri

Golaha guurtida Somaliland oo go’aankoodii horre lagama noqdaan ka yiri

Posted Date: 30 May 2015   in: Somaliland     Comments

Golaha guurtida ee Somaliland ayaa fadhi ay maanta oo sabtiya yeesheen  ku sii adkeeyeen go’aankoodii  muddo kordhinta Madaxweyne Siilaanyo, kuxigeenkiisa iyo wakiilada Somaliland Sii Akhri

Somaliland: Akhriso magacyada iyo xilalka Masuuliyiintii laga xiray xisbiga mucaaradkaa ee Wadani

Posted Date: 12 May 2015   in: Somaliland     Comments

May 11,2015 waxaa lagu Xiray Somaliland tiro kamid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaradkaa ee Wadani, sidoo kale waxaa la xiray qaybo kamid ah taageerayaasha xisbigaas iyadoona Sii Akhri

Allidamaale