Kooxdii kubadda kolayga degmada Qardho oo guul soo hoyisay + Waraysi baki

Posted Date: 30 May 2015   in: Puntland,Sports     Comments

Ciyaartooyda kubadda Koleyga degmada Qardho ee ka qayb-galaysa tartanka kubadda Koleyga ee magaalooyinka bartamaha Afrika ayaa gaaray guushoodi labaad oo ay ku tageen ciyaartii Sii Akhri

FIFA oo madaxweyne ku dooranaysa Zurich

Posted Date: 29 May 2015   in: Sports     Comments

Waxaa maanta lagu dooran magaalada Zurich ee dalka Switzerland madaxweynaha xiriirka caalamigaa kubadda cagta FIFA, waxaana u taagan qabashada jagadaas Sepp Blatter  Sii Akhri

Ciyaartoyda Kubadda Kolayga ee Somalia uga qayb galaya Tartan Afika oo u dhoofay Tanzania

Posted Date: 26 May 2015   in: news,Puntland,Sports     Comments

Cayaartooyda Kubadda Kollayga ee matalaya degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa maanta u amba baxaan caasimada Daara-salaam ee Wadanka Tanzania Sii Akhri

Xulalka kubadda caga ee Soomaaliya iyo Rwanda oo Djibouti ciyaar ku dhex martay

Posted Date: 11 May 2015   in: Somalia,Sports     Comments

Waxaa dalka Djibouti ka dhacday cayaar aad u xiiso badneyd oo dhex martay xulka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo  xulka Rwanda cayaartan oo kamid  aheyd  lugtii labaad ee isreeb-reebka Sii Akhri

Naadiga Comsed oo guul wanagsan ka gaaray kulan ay wada yeesheen naadiga yameeska

Posted Date: 19 Jan 2015   in: news,Puntland,Sports     Comments

Garoonka kubadda cagta ee Cawaale waxaa si habsami leh uga socda tartanka Naadiyaasha heerka koobad ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qayb-galaya dhammaanba kooxaha heerka koobad. Sii Akhri

Mo Farah oo ku guulaystay 10000m Final European

Posted Date: 15 Aug 2014   in: Sports     Comments

Mo Farah oo ku guulaystay 10000m Final European Athletics Championships Zurich 2014 Sii Akhri

Allidamaale