Somalidu Maxamy Ka Faaiidi Kartaa Xiriirka Iskaashiga Dhaqaale ee Shinaha iyo Afrika ?.

Posted Date: 11 Oct 2018   in: Uncategorized     0

Maqaalkan kooban wuxuu talooyin u soo jeedinayaa Madaxda majaraha u haysa Dawladda Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawladda Dhexe ee Somaliya.

Sii Akhri

Badhan: Qorshaheedu waa Qalinka ee Qoriga maaha

Posted Date: 22 Sep 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Deegaanka Bariga Sanaag waxa ku nool dadka ugu ilbaxsan Soomaalidda waa dad inta badan ku mashquulsan waxbarashada iyo inay dhalaankooda wax baraan, dugsiyada hoyga ah (Cuntada, hoyga iyo waxbarashadda iskugu jira) ayaa ku badan waxaana maalgaliya qurbo joogta.

Sii Akhri

Wafdi Ka Socda Aqalka Sare Oo Loo Direy Magalada Baydhabo

Posted Date: 17 Sep 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Wafdigii labaad ee ka socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale madaxda Dowlad Goboleedyada dhexdooda ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Baydhabo.

Sii Akhri

Daawo:- DEG DEG Islaan Bashiir oo ka hadlay baaqashadii RW khayre ee Garacad

Posted Date: 31 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Islaan Bashiir islaan Cabdulle oo kamid ah issimadda ugu magaca weyn Puntland ayaa ka hadlay maanta sababta uu RW khayre u imaan wayaay dhagax dhiga dekadda Garacad oo uu maanta Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas dhagax dhigay.

Sii Akhri

Weraarkii ugu dambeyaay Qarax kadhacay Muqdisho

Posted Date: 14 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Waxaa Saacad kahor magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay labo qarax iyo weerar toos ah ay geesteen dagaalyahano katirsan Al Shabaab.

Sii Akhri

Daawo:- Xildhibaan Dhagacade” Shil gaari ayaay ku dhinteen Saraakishi dilkooda Puntland lagu eedeyey ”

Posted Date: 08 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Dowladda Puntland ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixisay hadal maalinimadii shalay ahayd ka soo yeeray Soomaaliland oo shaaca ka qaaday in ciidanka Puntland ay dileen taliye sare oo katirsan ciidanka Soomaaliland ayna dhaawacday gudoomiyihii degmada Taleex

Sii Akhri

Dhagayso:- Xildhibaano kaso horjeestay Heshiiskii Itoobiya iyo DFS

Posted Date: 23 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa dhaliilo ku aadan heshiiskii 16-kii Bishaan ay Muqdisho ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya,kaas oo qeyb ka ahaa in 4 dekadood ay maalgashato dowladda Itoobiya.

Sii Akhri

M/weynaha Dawladda Puntland oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA.

Posted Date: 13 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Agaasimayaasha Hay’adaha PSS iyo PIA. Sii Akhri

Daawo:- Sarkaal sare oo katirsan ciidanka SL oo hogaaminayey weerarkii Al-Shabab ay xalay ku qaadeen Bali-Khadar.

Posted Date: 02 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Dowlada Puntland oo shirjaa’id li qaatay Caasimada Garoowe ayaa ka hadlay weerar xalay Cadawga Umada Soomaaliyeed oo isgarabsanaya waa Al-dhabaab iyo Sii Akhri

Dhegeyso:- Qurbajoogey ka qayb qaado Afurinta Walalkaga danyarta ah ee an waxba haysan

Posted Date: 18 May 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Jaamac Cabdulaahi Dheere waa dhalinyarada somaliyeed ee ku sugan Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka wuxuu sanadkii sadexaad wadda Barnaamijka afurinta danyarta muqdisho ee an awoodin inay helaan kharashaad ay afurka ku samaystaan.

Sii Akhri

Sawiro: Gaadiid Gaashaman oo laga Qabsaday Jeegaanta

Posted Date: 15 May 2018   in: Uncategorized     0

Deeganka Tukaraq ee gobolka Sool ee uu xiligaan kasocdo dagaal aan waxba la isula harin ayaa u durkay dhinaca laasacaanood deegaanka lagu magaaco Higlo Cumar Waceys oo Tukaraq ka xigta dhinaca Sii Akhri

Dr. Gaas oo Daahfurey Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe.

Posted Date: 12 May 2018   in: Uncategorized     0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12 May 2018 waxaa uu furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo Sii Akhri

Madaxweyne Gaas iyo Gudiga Soo celinta bilicda Bosaso oo howlgal u qalab qaatay

Posted Date: 01 May 2018   in: Uncategorized     0

Daqiiqado ka hor ayaa waxaa howlgaladii horey u socday ee lagusoo celinayay Bilicda Maagalada Boosaaso ee Afarta maalmood galay u dhaqaaqay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Gaas oo ay weheliyaan Masuuliyiintii Sii Akhri

AKHRISO:- Jawaari oo Xildhibaanada ka hor Akhriyey is Casilaadisa

Posted Date: 12 Apr 2018   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalmo kadib waxa uu Maanta ka furmay Xarunta golaha Shacabka Soomaaliya,waxana kulanka khudbad ka jeediyey guddoomiyihii is casilay ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sii Akhri

Ethiopia oo rabshado cusub ka bilowdeen

Posted Date: 13 Feb 2018   in: Uncategorized     0

Waxaa rabshado iyo shaqo jooyin ballaaran ka bilaabatay deegaanka oromada ee dalka Ethiopia taasi oo ka dambaysay kadib markii dowladdu tiro dad ah ku dishay bartamaha kililka oramada deegaano kamid ah kuwaas oo iskugu soo baxay mudahraadyo ay dowladda kaga soo horjeedaan.  Sii Akhri

Doollo(Wardheer) Gobolkii la ilaaway- DDSI

Posted Date: 29 Oct 2017   in: Uncategorized     0

Gobolka Doollo  waa mid kamid ah 11 – ka gobol ee ay ka kooban tahay  Dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya wuxuu ku yaal dhanka bari ee dalka.   Sii Akhri

Kenya oo sheegtay in Al-shabab ay 5 qof ku dhaawaceen Lamu

Posted Date: 22 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Ciidanka Amaanka Kenya ayaa sheegaya in ay ku daba jiraan xubno ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah.

Sii Akhri

Midowga Yurub oo €100,000 oo Yuuroo ugu deeqay Dowladda Somaliya

Posted Date: 19 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Veronique Lorenzo, oo ah Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa manta booqatay Isgoyska Soobbe oo uu shan maalmood ka hor ka dhacay Qarax ay ku dhinteen dad aad u farabadan.

Sii Akhri

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Posted Date: 27 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo kala ah madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, madaxweynaha KG Shariif Sheekh Aadan, madaxweynaha Galmudug iyo kan Hirshabeelle ayaa war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.

Sii Akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Gudiga Dastuurka (Sawiro)

Posted Date: 23 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib u eegista dastuurka.

Sii Akhri

Askari katirsan Ciidanka Booliska Puntland oo lagu dilay Boosaaso

Posted Date: 13 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Magaalada Ceeldaahir degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Puntland kadib markii uu ku dhintay Kooxo doonayey inay Gaari Qaad sida ay ka dhacaan waddada.

Sii Akhri

Mareykanka oo sheegay in uu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Posted Date: 02 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

War kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ka dib howlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose.

Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Markab Sida Muwaacwimo oo Dekadda Bosaaso ku Xirtay

Posted Date: 26 Aug 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Markabkab lagu magacaabo (Johar) oo siday afartan oo raashin kana yimid Dekeda Magaalada Muqdisho sidayna Raashin loogutalagalay Mamulada Puntland galmudug iyo hirshabele ayaa maanta lagadajiyay raashiinkaasi.

Sii Akhri

Daawo:- Wasiirka Dastuurka uu Barlamaanka ka Horjeediyeey khudbad

Posted Date: 05 Aug 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     0

Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal uu ku qoray bartiisan Twitter-ka, kaasoo isaga iyo Xildhibaanada Baarlamaanka ka dhex dhaliyay xiisad.

Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7