Dhagayso:- Maamullada Ahlusunna iyo Galmudug oo isku Khilaafsan Qaabka lagu Mideyn karo Bulshad ku Nool Gobollada Dhexe

Posted Date: 03 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Maamulka Ahlusunna Waljamaaca iyo Galmudug oo kawada Dhisan Gobolka
Galgaduud ayaa isku qilaafsan Qaabka lagu Midayn karo Bulshada ku Nool
Deegaanada Gobolkaasi isla markaana loo dhiso Maamul Midaysan.

Sii Akhri

Warbixin+Sawiro:- Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xariga Kajaray Cisbitaal Casri ah

Posted Date: 28 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Isbitaal casri ah oo aan hore Noociisa oo kale loogaga furin Gobolada Puntland ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah Waxa Maanta Xariga uga Jaray Madaxweynaha Puntland Cabdiweli maxamad Cali Gaas CuSbitaalkan oo Lagu Magacaabo Natiol Hospitaal Waxana laga Furay Magaalada bosaso Ee Xarunta Gobolka,

Sii Akhri

Xildhibaan Hore oo lagu dilay Magaaladda Muqdisho

Posted Date: 26 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Wararka ka imaanaya Xaafada Ceel dheere Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Halkaas lagu dilay Xildhibaan hore uga tirsanaa Dowladii Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan.

Sii Akhri

Xal Haye – Dhaliinyarada Qurbaha(4)

Posted Date: 03 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha dagan waxa aanku doodayaa in mustaqbal wanaagsan oo ay yeeshaan jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degani ay ku xidhan tahay in isbadal lagu sameeyo hogaanka jaaliyadaha Soomaaliyeed. Waa in dhaliinyaradii ka badbaaday mushkiladiha qurbuha ee aan kaga hadalay barmaamijyadii kan ka horeeyay ay qayb muhiim ah ka noqdaan hogaaminta jaaliyada.

Sii Akhri

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo Xariga ka jaray Saldhig Casri ah oo laga hirgaliyay Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug.(Sawirro)

Posted Date: 31 Jan 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax ( Erag) ayaa Maanta Xariga ka jaray Saldhig Cusub oo si casri ah lo dhisay,kaaso dhawaan laga hirgaliyay Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug si loogu adeego bulshada Deegaankaasi.

Sii Akhri

Jaaliyadda Puntland Odense ee dalka Denmark oo 5000 doolar gaarsiiyey Guddiga abaaraha Puntland

Posted Date: 22 Jan 2017   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Odense. 22/01/2017 Jaaliyadda Puntland ee magaalada Odense ee dalka Danmark ayaa deeq lacageed oo dhan 5000 oo doolar waxaa ay gaarsiiyeen guddiga abaaraha Puntland ee caasimada magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Sii Akhri

Dhagayso:- Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo Cashar Kulul u dhigay Galnus” Xabad haday so Ridaan labo ayaan ku Ridaynaa

Posted Date: 07 Nov 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

“Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal khasaare ba’an geystey oo kadhacay magaalada Galkacyp.

Sii Akhri

Argagixiso dalka mareykan ku qarxin Rabay Qoosas Somaliyeed oo gacanta lagu dhigay

Posted Date: 15 Oct 2016   in: news,World     Comments

Ciidamada amniga Mareykanka ayaa daaha ka rogay in xabsiga loo taxaabay saddex nin oo u dhashay Mareykan oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay Qaraxyo Muuno ku weeraraan masaajid iyo guryo ay daganyihiin qoysas Soomaaliyeed Sii Akhri

Fah Faahin Dagaalkii Gaalkyo oo Qaboobay iyo Cabsi Kujirta Gal-Nus iyo Guushay Gaareen Ciidamada Puntland

Posted Date: 13 Oct 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Ciidamada dawlada Puntland oo galabta dagaal culus lagalay Maamulka Galnus ayaa ka qabsaday gadiid sidoo kalana gubay gadiid kale oo ay leeyihiin ciidamada dawlada federalka Soomaaliya gaar ahaana kuwa NISA.

Sii Akhri

DEG DEG:- Daryaanka Hubka Culus oo Laga Maqlayo Gaalkcyo iyo Dagaalkii oo sii Xoogaystay

Posted Date: 10 Oct 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Wararka dheeraadka ah ee kusoo dhacaya Warqabadka allidaamle.com ishapuntland.com ayaa sheegaya in la maqlayo Daryaanka Hubka Culus isla markaana dadka Xaafada Garsoor ay Farta ku hayaan wadnaha Maadama uu yahay Dagaalka Mid aad u Xogan.

Sii Akhri

Wargalin: Dalalka reer Galbeedka oo ay ka bilaabatay cadawtinmo Islaam iyo Somalida oo Targed ah.

Posted Date: 26 Jul 2016   in: Maqaalo,news,World     Comments

Dalalka Reer Galbeedka uguna sii daran wadamada Reer Yurub oo ay ka bilaabatay Cadawtinimo looqabo dadka Islamka ah iyo Dadka Soomaaliyeed ee ku nool halkasi oo Targadka Koowaad ah Hase yeeshee si weyn ukala daadsan oo aad u dayacan, Sii Akhri

Dag dag: 77 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay dalka france

Posted Date: 15 Jul 2016   in: news,World     Comments

Ugu yaraan 77 qof ay ku dhinteen in ka badan 100-qofoodna weyn dhaawacmeen ka dib markii xalay nin wata gaari xamuul ah uu weerar ku jiir siiyay dad aad u farabadan oo isigi soo baxay dabaaldegayay munaasabadda Maalinta Sii Akhri

DEG DEG:- Ciidamada Gashaan oo soo Afjaray Weraarkii Hoteelka Ambassador ee Muqdisho

Posted Date: 02 Jun 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Ciidamada Gaashan ee sida gaarka u tababaran ayaa goor dhaw si toos ah ula wareegay gacan ku heynta hotelka Ambassador oo rasaas iyo qaraxyo laga maqlayay ilaa iyo xalay.
Sii Akhri

Tahniyada Aqal gal: Asiya Maxamed iyo Xasan Sh. Maxamed

Posted Date: 23 May 2016   in: news,World     Comments

Asiya Maxamed Warsame Weyerax iyo Xasan Sheekh Maxamed Cali Barre oo ku caqal galay maanta oo taariq ey tahay 22/05/2016 magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Sii Akhri

Maamulka New American Youth Soccer Club ee kubada cagta Minneapolis ayaa casho sharaf u sameeyay ciyaartoyda iyo waalidkood

Posted Date: 23 May 2016   in: news,World     Comments

Maamulka Ururka  New American Youth Soccer Club ee kubadda cagta ayaa casho sharaf u sameeyay ciyaartoyda kooxda iyo waalidkood maalintii Khamiista, 19-ka bisha May, 2016. Sii Akhri

Xasarad ka dhalatay Xubin ka tirsan Barlamanka Danmark oo ugu yeeray M/weyne Barack Obama (Negro).

Posted Date: 21 May 2016   in: news,World     Comments

Xubin ka tirsan Baarlamaanka Wadanka Danmark, isla markaana u qaabilsan Arimaha Dibada ahna gudoomiye ku xigeenka Xisbiga xagjirka ah (Dansk Folkeparti) ee ku fogaaday Naceybka Ajaanibta Sii Akhri

JAALIYADA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO KULAN KALA WARQAADASHO AH LA YEESHAY TALIYAASHA BOOLIISKA EE MAGAALADA JOHANNESBURG

Posted Date: 14 May 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,World     Comments

Kulankaan oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Somali Community Board ee Koonfur Afrika oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada ganacsatada, aqoonyahanada, culimada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa kala soo qeybgalay sideed taliye dagmo oo magaalada Johannesburg katirsan, kuwaasoo SOomaalida kala hadlayay waxyaabo badan oo qaladaad ah oo ay sameenayaan loona baahan yahay inay ka waantoobaan.
Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Aas Qaran Gaalkacyo loogu samayey Marxuum Cumar C/abdule ( Cumar Dheere).

Posted Date: 08 May 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     Comments

Magaalada Gaalkacyo waxaa aas qaran loogu sameyey Marxuum Cumar Maxamed Cabdule Cumar Dheere oo xalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Gaalkacyo.
Sii Akhri

waa kuma Xamsa binu Dalaaj?

Posted Date: 20 Apr 2016   in: Arrimaha bulshada,World     Comments

Xamsa binu Dalaaj waa wiil dhallinyaraa oo Muslim ah, wuxuu ku dhashay dalka Jasaa’ir sanadkii 1988 halkaas oo ku qaatay heerarkiisii kala duwanaa ee wax barashada Illaa jaamacaddiisii oo ka baxay kulliyada Sii Akhri

Denmark passes controversial refugee law

Posted Date: 29 Jan 2016   in: news,World     Comments

CNN’s Arwa Damon spoke to Liberal Party spokesman Jackob Ellemann-Jensen about the highly controversial migrant bill passed in Denmark Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Maamulka Bakool Sare oo laga Tageeray Columbus, Ohio

Posted Date: 10 Jan 2016   in: news,World     Comments

Qaar kamid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee Bakool Sare ayaa manta baaq taageero ah u muujiyay maamulka cusub ee Bakool sare iyaga oo ku tilmaamay maamulkaasi mid dadka deegaanku samaysteen isla markaana aayahooda ku dhisanayaan.

Sii Akhri

Tacsi tiiraanyo leh ( 31-12-2015 Odense – Denmark )

Posted Date: 02 Jan 2016   in: news,World     Comments

Waxaa markay ay taariikhdu ahayd 31-12-2015 ku geeriyooday magaalada Odense ee dalka Denmark, Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed. Geerida marxuumka waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaabtiisa.

Sii Akhri

SHIRKII 5aad ee QurboJoogta Reer Kismaayooodka ee Minneapolis Iyo Soo Dhawayntii Yasin M. Yusuf (Karani)

Posted Date: 29 Dec 2015   in: news,World     Comments

Shirkaan sanadlaha ah, oo ay isku yimaadaan REER KISMAAYOODKA hore, ayaa waxaa sidoo kale lagu maamusey booqashada iyo soo dhawaynta Yasin Mohamoud Yusuf (Karani). Yaasiin oo ka mida ah hogaamiyaasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sweden. Yaasiin Karani oo macalim ka ah mid ka mida dugsigayada dalka Sweden, ayaa waxaa uu ugu danbayntii xasuusiyey QurboJoogta REER Kismaayoodka sidii ay gaar ahaan Gobolkooda wax ugu qaban lahaayeen, guud ahaan waxa uu ka hadlay jaaliyada REER KISMAAYOODKA, meel kasta oo ay aduunka ka joogaan, sidii ay u samayn lahaayeen wada shaqayn joogta ah iyo ka warhaynta magaaladooda.

Sii Akhri

Tacsi tiiraanyo leh: Xaliimo Xuseen Caato oo ku geeriyootay Stockholm

Posted Date: 23 Dec 2015   in: news,World     Comments

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun: Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 21-12-2015 ku geeriyootay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, Allaha u naxariistee Xaliimo Xuseen Caato. Sii Akhri

Allidamaale