JAALIYADA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO KULAN KALA WARQAADASHO AH LA YEESHAY TALIYAASHA BOOLIISKA EE MAGAALADA JOHANNESBURG

Posted Date: 14 May 2016   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia,World     0

Kulankaan oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Somali Community Board ee Koonfur Afrika oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada ganacsatada, aqoonyahanada, culimada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa kala soo qeybgalay sideed taliye dagmo oo magaalada Johannesburg katirsan, kuwaasoo SOomaalida kala hadlayay waxyaabo badan oo qaladaad ah oo ay sameenayaan loona baahan yahay inay ka waantoobaan.
Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Aas Qaran Gaalkacyo loogu samayey Marxuum Cumar C/abdule ( Cumar Dheere).

Posted Date: 08 May 2016   in: news,Puntland,Somalia,World     0

Magaalada Gaalkacyo waxaa aas qaran loogu sameyey Marxuum Cumar Maxamed Cabdule Cumar Dheere oo xalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Gaalkacyo.
Sii Akhri

waa kuma Xamsa binu Dalaaj?

Posted Date: 20 Apr 2016   in: Arrimaha bulshada,World     0

Xamsa binu Dalaaj waa wiil dhallinyaraa oo Muslim ah, wuxuu ku dhashay dalka Jasaa’ir sanadkii 1988 halkaas oo ku qaatay heerarkiisii kala duwanaa ee wax barashada Illaa jaamacaddiisii oo ka baxay kulliyada Sii Akhri

Denmark passes controversial refugee law

Posted Date: 29 Jan 2016   in: news,World     0

CNN’s Arwa Damon spoke to Liberal Party spokesman Jackob Ellemann-Jensen about the highly controversial migrant bill passed in Denmark Sii Akhri

Dhagayso+Sawiro:- Maamulka Bakool Sare oo laga Tageeray Columbus, Ohio

Posted Date: 10 Jan 2016   in: news,World     0

Qaar kamid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee Bakool Sare ayaa manta baaq taageero ah u muujiyay maamulka cusub ee Bakool sare iyaga oo ku tilmaamay maamulkaasi mid dadka deegaanku samaysteen isla markaana aayahooda ku dhisanayaan.

Sii Akhri

Tacsi tiiraanyo leh ( 31-12-2015 Odense – Denmark )

Posted Date: 02 Jan 2016   in: news,World     0

Waxaa markay ay taariikhdu ahayd 31-12-2015 ku geeriyooday magaalada Odense ee dalka Denmark, Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed. Geerida marxuumka waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaabtiisa.

Sii Akhri

SHIRKII 5aad ee QurboJoogta Reer Kismaayooodka ee Minneapolis Iyo Soo Dhawayntii Yasin M. Yusuf (Karani)

Posted Date: 29 Dec 2015   in: news,World     0

Shirkaan sanadlaha ah, oo ay isku yimaadaan REER KISMAAYOODKA hore, ayaa waxaa sidoo kale lagu maamusey booqashada iyo soo dhawaynta Yasin Mohamoud Yusuf (Karani). Yaasiin oo ka mida ah hogaamiyaasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sweden. Yaasiin Karani oo macalim ka ah mid ka mida dugsigayada dalka Sweden, ayaa waxaa uu ugu danbayntii xasuusiyey QurboJoogta REER Kismaayoodka sidii ay gaar ahaan Gobolkooda wax ugu qaban lahaayeen, guud ahaan waxa uu ka hadlay jaaliyada REER KISMAAYOODKA, meel kasta oo ay aduunka ka joogaan, sidii ay u samayn lahaayeen wada shaqayn joogta ah iyo ka warhaynta magaaladooda.

Sii Akhri

Tacsi tiiraanyo leh: Xaliimo Xuseen Caato oo ku geeriyootay Stockholm

Posted Date: 23 Dec 2015   in: news,World     0

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun: Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 21-12-2015 ku geeriyootay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, Allaha u naxariistee Xaliimo Xuseen Caato. Sii Akhri

Ciise Diin oo loo magacaabay Gudoomiyaha Isboortiga Jaaliyada PL ee Norod Ameerika

Posted Date: 22 Dec 2015   in: news,World     0

Jaaliyada Sweden ee Puntland oo hanbalyo iyo salaan diiran hawada u marisay Gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Isboortiga Jaaliyada Puntland ee Norod Ameerika Mudane Axmed Nuur Ciise Warsane (Ciise Diin) Sii Akhri

Video: Abdi Warsame Oo Malaayiin Doolar Usoo Xareeye Somaalida Minneapolis‏

Posted Date: 20 Dec 2015   in: news,World     0

Minneapolis: Gudoomiyaha Degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa sharaxay malaayiin doolar uu u qoondeeyey Somaalida Minneapolis, kadib ansixintii miisaaniyada sanadka 2016 ee Magaaladaasi. Gudoomiyaha ayaa ku sifeeyey Sii Akhri

Dowladda Marekanka Oo Taageertay 4.5 iyo Degaan

Posted Date: 18 Dec 2015   in: news,World     0

Mareykanka, ayaa wuxuu si diiran uu u soo dhaweeyay War Murtiyeedkii maalintii Arbacada laga soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran. Sii Akhri

Xog xasaasi ah: Jaaliyadii Kuwait oo cabasho xoogaan ka muujiyay Shaqaalaha Safaarada

Posted Date: 17 Dec 2015   in: news,World     0

Waxaa isa Soo Taraya Dhibaatada ba’an ee Kala Heysata Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kuwait iyo Safiir Abdulqadir Amiin Iyo Gacanyarihiisa Abiib Muse Farah ka dib Markii ay Amar ku Bixiyeen Cid Hadli karto ama shirar meel ku Sii Akhri

Madaxweyne Dalka Jabuti Geelle oo dhaliil Xogan Ujediyay mucaaradka Jabuuti

Posted Date: 17 Dec 2015   in: news,World     0

Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku dhaliilay mucaaradka dalkaasi in ay doonayaan dimuquraadiyad uu ku sheegay in ay tahay mid is dhex yaac ah oo aan kala dambeyn lahayn.
Sii Akhri

Sidee u dhowri karnaa xuquuqda haweenka Soomaaliyeed?

Posted Date: 06 Dec 2015   in: news,World     0

Waxa xaqiiq ah shacabka somaliyeed badankiisa, gobolkasta ba ha joogaane, rag iyo dumar ba in nuu dulman yahay, oo dulmigaas aynu inagu isu geysanay. Qabiil iyo qabyaaladu  waa cudur ka aynu u Sii Akhri

Madaxweynaha DDSI oo booqday demada Bookh ee gobolka Doollo

Posted Date: 03 Dec 2015   in: news,World     0

Waxaa safar shaqo ku tagay Degmada Bookh ee gobolka doollo madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya mudan Cabdi Maxamuud Cumar, safarkaan Sii Akhri

Bayaan Cambaarayn Heshiiksii Abdullahi Yusuf Intl Airport

Posted Date: 03 Dec 2015   in: news,World     0

Halkan Waxaan idin kusoo Gudbinaynaa Bayan kusaabsan Cambarayn Heshiiski Gaalkcyo oo An wax Natiijo ah laga filnayn
Sii Akhri

Dhimashada weerarkii Paris oo 130 kor u dhaaftay

Posted Date: 14 Nov 2015   in: news,World     0

Inta ilaa iyo hada ogyahay ayaa waxaa dhimashada weerarkii dalka Faransiisnak ee magaalada Paris ay mareysaa 127 ruux oo ka kala dhacay goobo lagu caweeyo oo kala duwan, waxaana dhaawaca Sii Akhri

Daawo Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga Somalia ee ka dhacay Copenhagen

Posted Date: 24 Oct 2015   in: news,World     0

Daawo Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga dalka Soomaaliya ee ka dhacay caasimada Denmark ee Copenhagen Sii Akhri

Bayaan ka soo baxay Guddiga soo xulista iyo xalaalaynta Jaalliyada PL ee London UK

Posted Date: 17 Oct 2015   in: news,World     0

Bayaan ka soo baxay Guddiga soo xulista iyo xalaalaynta Jaalliyada Puntland ee London UK :Waxaan idinla socdsiinaynaa in haatan guddi khaas ahi ku howlan yahay arrimaha Jaaliyadda Puntland ee United Kingdom. Sii Akhri

In kabadan 105 Xildhibaan oo mooshin ka gudbiyay Madaxweynaha Kenya

Posted Date: 15 Oct 2015   in: news,World     0

Wararka laga helayo Magaalada Nairobi Ee Caasimada Wadanka Kenya ayaa Waxa ay sheegayaan in kabadan 105  Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Dalka Kenya in Ay Mooshin ka Gudbiyeen Madaxweynaha Wadanka Kenya  Uhuru Kenyatta. Sii Akhri

Fadeexada ka dhacday Xaflafii 12-October ee Safaarada Kuwait ee Somalia

Posted Date: 14 Oct 2015   in: news,World     0

Bal Isku Eega Labadaan xafladood Mida Xamar Lagu suubiyay oo Aan Ognahay Xamar Waxa Ka jira Iyo Mida Lagu suubiyay Kuwait Oo aan Oganahay in Saafaraada dhaqaale badan la siiyo. Sii Akhri

Qurba-joogta Puntland ee Finland oo u soo dhamaaday shirkii Struga ee Wadanka Macedonia‏

Posted Date: 14 Oct 2015   in: news,World     0

Waxaa Dalada qurbajoogta Puntland ee Finland u soo dhamaaday shirkii ku saabsanaa saxaafada iyo dhalinyarada sidey ugu faa’iideysan lahaayeen isticmaalka Internetka dhankiisa wanaagsan, sida aalaadka waxbarashada Sii Akhri

Deg deg: Dr. Kiin Xirsi Faarax oo war-saxaafadeed adag kasoo saartay dhul Muqdisho ku yaal oo la isku heysto

Posted Date: 11 Oct 2015   in: news,World     0

Anigoo ah Dr Kiin Xirsi Faarax, degan dalka Suudaan, waxna kadhiga jaamicada dalka suudaan. Waxaan kaloon kasoo shaqeeyey safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sudan oon ka ahaa qunsulka ganacsiga ( Commercial Attaché), Sii Akhri

Faahfaahin Shir Waynihii Beesha Reer Khalaf ee Qaarada Yurub

Posted Date: 08 Oct 2015   in: news,World     0

5 Oktoober 2015 (Gothenborg) Shirwaynaha Beesha Reer Khalaf waxa uu u furnay si hor dhac ah 2dii oktoober 2015, waxaana laga dooday la islana meel dhigay Ajendiha Shirwaynaha. Sii Akhri

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7