Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Qarxa Iyo Ragii Watay (Sawiro)

Posted Date: 11 Nov 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Ciidamada dawlada Jubbaland ee Jooga Degmada Luuq ee gobolka Gaddo ayaa gacanta kusoo dhigay Rag siday Qaraxyo iyo ragii waday.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada degmada Luuqa ayaa Warbaahinta u soo bandhigeen raggaas oo gaaraya ilaa laba Nin iyo waxyaabaha qarxa oo ay wataan kuwaas oo u badan bambaanooyinka Gacanta laga tuuro oo ay rabeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka degmadaasi.

Allidamaale