Ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland iyo Dhalinyaro isku Xilqaamay Qurxinta Caasumada KMG Jubbaland

Posted Date: 11 Mar 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

iyadoo guud ahaan dalka Soomaaliya ay ka istaageen dhalinyaro iskood isugu xilqaantahay Qurxinta iyo Bilic soo celinta magaalooyinka waa weyn ee dalka ayaa magaalada Kismaayo waxay kamid tahay meelihii dhalinyaradaasi looga dhawaaqay.

Saraakiisha Nabad Sugida Jubbaland mid kamid iyo dhalinyarada isku xilqaamay qurxinta magaalada ayaa waddooyinka Hilbowlaha u ah Kismaayo ka bilaabay Rinjiyeyn iyo Nadiifin dhanka Bilicdda ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7