Ciidamadda Amaanka Dowladda Puntland oo Samayeey howlgal Daacish lagula dagaalamayo.(Sawiro)

Posted Date: 13 Nov 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay hawlgallo dagaal oo ka dhan ah ururka argagixsada Daacish ka wadeen Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari, gaar ahaan aaga degmada Balidhidin iyo tuulada Beeliwacatay ee gobolka Bari.

Hawlgalladan ay ciidamada Puntland muddooyinkan dambe ka wadaan Buuraha Cal Miskaat iyo Cal Madow ee gobolada Bari iyo Sanaag ayaa qayb ka ah qorshe ballaaran oo ay ciidamada Puntland kaga saaranayaan argagixisada goobaha ay kaga sugan yihiin Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale