Ciidamo Gadoodsan oo Weraray Xabsiga weyn ee Boosaaso iyo khasaare kadhashay

Posted Date: 27 Sep 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Hal maxbuus ayaa geeriyooday, sadex kalena waa ay ku dhaawacmeen israsaasayn dhexmartay ciidamada asluubta ee xabsiga Bosaso oo gadooday iyo ciidamo dowladda ay u dirtay.

Xabsiga ayaa waxaa la wareegay ciidamadii dowladda ay udirtay, halka ciidamadii asluubta ee gadooday la xirxiray.

Dhacdadaan ayaa kusoo beegmaysa xilli madaxwaynaha Puntland uu ku suganyahay magaalada Bosaso.

lasoco insha allah Waraysiyo iyo warbixino ka hadlaya dhacdadan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale