Ciidamo kasoo goostay Somaliland ayaa usoo wareegay Cidamada Puntland

Posted Date: 10 Jun 2018   in: news,Puntland,Somaliland     0 Comments

Saldhigii Soomaliland ee Dagamada Taleex ayaa u wareegay Dawalada Puntland iyo dadkoodii, halkaas oo aay salaan kaga qaateen taliyaha Ciidamada Puntland ee aaga Taleex.

Ciidankaan oo Tirsanaa kuwa Soomaaliland  ayaa isu soo dhiibay dowlada Puntland iyo dadkii laga marin habaabinayay,  waxaana lagu soo dhaweeyay degamadaTales.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7