Ciyaalka shaqaalaha looga tago oo jirdil joogta ah la kulma(Muuqaal)

Posted Date: 28 Dec 2014   in: Madadaalo     0 Comments

waxaa waayadaan war baahintu caalamku ka hadlaysay kiis ilmo yar oo 2 sano jira kaasi oo kala kulmay jirdil adeegto waalidiinteed ugu tageen, dhacdadaan ayaa ka dhacday dalka Uganda, waxaana lagu ogaaday kadib markii ay duubtay Camero qarsoon oo aabbaha gabadha uu ku rakibay qolka fadhiga oo inta badan adeegtadu cunugta yar ku hayn jidhay. Muuqaalka hoos ka daawo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7