Daawo: C/ Waxiid Gamadiid oo PL sii deysay ayaa kolkuu Hargeysa gaaray asaga iyo Isimadii la socday ka warbixiyeen waxey PL kala kulmeen

Posted Date: 10 Jul 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Abwaan Cabdi Waaxid Gamadiid oo u dhashay Mamaulka Somaliland ayaa mudda 6 bilood oo uu ku xirnaa magaalada Boosaaso ee dowlada Puntand, kadib maanta si rasmi ah u helay xoriyadiisa. kuna soo noqday Hargeysa.

Abwaan Cabdi oo ay siideyntiisa qeyb weyn ka qaateen Isimada labada dhinaca ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay agaalada Hargeysa xarunra maamulka somaliland.

iisimadii reer Somaliland ee qeybta ka ahaa soo deyntiisa iyo shacabka Hargeysa oo madaarka dhobnaa ayaa si weyn uga mahad celiyay sidii ixtiraamka soomaalonimo lahed ee lagsoo sooryeeyay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.

Sidoo kale Abwan Cabdi Waaxid Gamadiid oo ka waramay qaabkii loola dhaqmay iyo sideyntiisa ayaa tixgabay ah kaga waramay wuxuu kala kulmay dowlada iyo shacabka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7