Daawo:- Ciidamo jeeganta kaso goostay oo Dowladda Puntland isku soo dhiibay

Posted Date: 20 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ayaa magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ku soo dhoweeyey saraakiil iyo ciidamo ka soo goostay maamulka Soomaaliland kuwaasi oo ku gaashaaman hubka culus iyo gaari nooca dagaalka ah.

Saraakiishaan oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inay go’aan sadeen inay ka soo goostaan maamulka Soomaaliland kuna biiraan Puntland kadib markii ay u dulqaadan kari waayeen dhibaatada Soomaaliland ay ku hayso shacabka gobolka gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7