Daawo doodii adkeyd ee ka bilaabatay Baarlamaanka Puntland

Posted Date: 10 Jul 2015   in: news,Puntland     0 Comments

Dooda Baarlamaanka ayaa aheyd mid kulul oo ku saabsan Sida dowlada Puntland iyo shacabkaedu ay markasta ugu niyada samaayeen hirgalinta nidaam ay dadka Soomaaliyeed ku gaaraan nabada iyo dowlada nimo rasmi ah, nasiib darese dowlada Muqdisho marksata xagal daacineyso dadaalada nabadeed ee umada Soomaaliyeed.

Sidaas daradeedna ay xildhibaanada Puntland diiraada saarayaan qodob ay ka mid yihiin.
Ciirib danbeedka federaalka Soomaaliya.

Dhamaan Heshiisyadii ay dowladda Muqdisho xagal daacisay isir naceyb dartiis.
Waxaana lagu wadaa in gaba gabada doodaani ay Mudanayaasha kasoo saari doonaan go’aan adag oo ay ka sugayaan shacabka Puntland.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7