Daawo:- Dowladda Itoobiya Maxay Kadamacsantahy Soomaliya Xog Xasaasi ah

Posted Date: 17 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

  • Waxaa magaalada Muqdisho iyo daafaha Caalamka ka socda olol looga hortagaayo Gumeysiga muuqda ay Dowlada Ethiopia ku dooneyso inay ku xakameyso Siyaasada Somalia.

Ololaha ayaa waxaa qeyb ka ah Weriyayaal rug cadaa ah oo ka dhiidhinaaya Gumeysiga ay Dowlada Ethiopia ku heysa Somalia ee aan aheyn mid u muuqda Siyaasiyiinta Soomaalida.

Weriye Ayaanle Xuseen Cabdi oo kamid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed ayaa iftiimiyay dhibaatada ay Dowlada Ethiopia ku heyso Somalia iyo qorshooyinka ay iminka la damacsan tahay.

Waxa uu tusaale usoo qaatay sida ay Dowlada Ethiopia u dhaqan galineyso Gumeysiga iyadoo u mareysa dhanka maamul Goboleedyada dalka oo ku hanweyn inay la dhaqmaan Dowlada Ethiopia oo gumaad ba’an ku heysa Somalia.

Allidamaale